HomePalattini Oo Shaaciyay Inuu U Tartamayo Madaxtinimada Ururka FIFA

Palattini Oo Shaaciyay Inuu U Tartamayo Madaxtinimada Ururka FIFA

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

platiniGudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta ee Yurub ee UEFA, Michel Platini, ayaa ku dhawaaqay in uu u tartamayo xilka madaxweynaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA.

60-jirkan khadka dhexe uga ciyaari jiray xulka Faransiiska, ayaa waxa uu warqad u diray madaxda iyo xoghayaeyaasha guud ee xidhiidhada kubadda cagta ee 209-ka ee xubnaha ka ah hay’adda maamusho ciyaaraha adduunka ee FIFA waxaanu uu ku sheegay in go’aankan uu si taxadar badan oo shaqsi ahaan ah uu u gaadhay.

Musharaxiinta doonaysa xilka madaxtinimada FIFA ayaa waxaa qasab ah in ay codsigooda gudbistaan ugu dambeyn 26-ka bisha Oktoobar ee sanadkan, iyadoo doorashadana la qaban doono bisha February ee sanadka soo socda, xilligaasoo magaalada Zurich lagu qaban doono shir aan caadi aheyn.

Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Adduunka Sepp Blatter, oo ay da’diisu tahay 79, ayaa waxa uu madax ka ahaa FIFA ilaa iyo sannadkii 1998.

Waxa uu xilka ka degayaa bisha February ka dib markii uu guddiga maamusha ciyaaraha kubadda cagta adduunka ay soo waajaheen dhibaatooyin dhanka musuq maasuqa ah.

Musharaxnimada Platini ayaa waxaa ka soo horjeestay Boqor Cali Bin Xuseen oo war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Platini aanu u wanaagsanayn FIFA.

Waxa uu sheegay in ciyaaryahanada iyo taageerayaasha kubadda cagtu ay mudan yihiin wax wanaagsan.

Isagoo intaa raaciyay in FIFA ay u baahan tahay hogaamiye cusub oo madaxbanaan oo aan falal hore ku lug lahayn.

Source: BBC News

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories