Doorashadii Maamul-gobolleedka Galmudug Oo Uu Ku Guulaystay Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukuumadda Xasan Sheekh
Cadaado, (SLpost)- Waxa maanta soo gabagaboobay doorashadii madaxtinimada Maamul gobolleedka Galmudug oo ka dhacday magaalada Cadaado, iyadoo madaxweyne loo doortay Cabdikarim Xuseen Guuleed ,...
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Go’aanno Kasoo Saaray Xawaaraha Gaadiidku Ay Ku Soconayaan
Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay shilalka gaadiidka ee dhacay Somaliland iyo...
Wasiirka Waxbarashada Oo Tabobar U Furay Macalimiinta Dugsiyada Hoose/Dhexe Ee Magaalada Hargeysa
Haregysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Pro. Faarax Cilmi Geedoole ayaa maanta tabobar u furay maamuleyaasha dugsiyada hoose/dhexe ee magaalada Hargeysa. Tabobarkan oo...
“Anigu Facebook Ma Isticmaalo” Taliye Fadal
Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal iimaan ayaa markale ku ciliyay inaanu isticmaalin shabakadda facebook, isla markaana aanu bar ku...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 16aad) Fadliga cibadaada habeenkii
Hase ahaate xilligii Cumar Ibnu Khadaab Rc ayaa la tukaday salaadda Taraawiixda, oo habeen walba bacda cishaha la tukan jiray, iyadoo qofkii doona tukan...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka Oo Kormeeray Mashaariic Laga Hirgeliyay Burco
Burco, (SLpost)- Wasiirka qorsheynta qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa kormeer indha indhayn ah ku soo maray mashruuca beero iyo riigag ah oo...
“Baashe Cawil Waa Nin Mutacalin ah In Xil Loo Magacaabo Kama Hor Istaagayso Reerka uu ka Qabo” Wasiirka Arrimaha Dibadda
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabay eedaymaha xisbiyadda mucaridka u soo jeediyeen...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

