Home“Baashe Cawil Waa Nin Mutacalin ah In Xil Loo Magacaabo Kama Hor...

“Baashe Cawil Waa Nin Mutacalin ah In Xil Loo Magacaabo Kama Hor Istaagayso Reerka uu ka Qabo” Wasiirka Arrimaha Dibadda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa si adag uga jawaabay eedaymaha xisbiyadda mucaridka u soo jeediyeen  oo ay ku dhaliileen itijaaha siyaasadda dibadda.

“Waxa nasiib darro ah in dad faro badan oo aan aqoon u lahayn ama ka war hayn waxa ka dhaxeeya Somaliland iyo wadamada jaarka  la ah dadku waxa ay ka hadlaan waxyaabo aanay xogogaal u ahayn waxa ay iila muuqataa  labadaa wadan ee aynu jaarka nahay ee Itoobiya iyo Jabuuti  oo imika aan ka imid oo aan la soo kulmay madaxdoodii oo si xoogle laygu soo dhaweeyay labada wadan waxa naga dhaxeeya cilaaqaad siyaasiya,  mid nabadgalyo  iyo dhaqaalaha la xidhiidha  khaasatan Itoobiya waxa aan la saxeexanay in la dhiso jidka u dhaxeeya  Togwajaale illaa Berbera,”Ayuu yidhi Wasiirka Khaarajiga Somaliland.

Wasiirku waxa uu sheegay inuu ka qayb- galay shir ay  shirkaddo  dalka China ahi soo agaasimeen  oo ay ku danaynayaan sidii ay u maal-gashan lahaayeen dalka waxaana uu yidhi “Waxa aan ka qayb-galay shir ay nagu casuumeen boqol iyo afartan Shirkadood oo ah kuwa ugu waaweyn dalka China oo danaynaya sidii ay u maalgashan lahaayeen dalka. Waxa wada hawshaa oo igala shaqaynayay Wasiirka ganacsiga ee Jabuuti iyo Wasiirka ganacsiga ee Itoobiya oo labaduba joogay oo China u sameeyeen wadamadooda laydhka, biyaha, jidka iyo tareenka. Markaa waxa aan  qabaa cilaaqaadka aan la leenahay labada wadan maalin uu ka xoog weyn yahay a aanay jirin.”

Wasiir Biixi oo la weydiiyay sida uu u arko magacaabista safiirka cusub ee dalka Imaaraadka Carabta loo magacaabay Baashe Cawil, waxaanu yidhi  “Baashe Cawil  waa muwaadin xaq u leh in la magacaabo, waa nin mutacalin ah oo master degree sita,  kana soo baxay Jaamacadaha ugu waaweyn dalka Ingiriiska oo cilmi iyo aqoonba leh.   Waxaanan qabaa inuu u qalmo mas’uuliyadaa loo dhiibay qof kastoo muwaadin ah oo Somaliland u dhashay xaq buu u leeyahay mas’uuliyadda uu ka soo bixi karo in loo magacaabo.  qofna xaqiisa  laguma duudsiyi karo reer hebel ayuu ka qabaa iyo cidan ayaa dhashay reer sharaf leh ayuu la xidid yahay oo innnaga mudan ixtiraam oo ah reer aynu ku faanno.”

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories