HomeDoorashadii Maamul-gobolleedka Galmudug Oo Uu Ku Guulaystay Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukuumadda...

Doorashadii Maamul-gobolleedka Galmudug Oo Uu Ku Guulaystay Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukuumadda Xasan Sheekh

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Cadaado, (SLpost)- Waxa maanta soo gabagaboobay doorashadii madaxtinimada Maamul gobolleedka Galmudug oo ka dhacday magaalada Cadaado, iyadoo madaxweyne loo doortay  Cabdikarim Xuseen Guuleed , Wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya.Madaxweynaha galmudug

Cabdikarim Xuseen Guuleed  ayaa helay 49 cod  sidaasna ku noqday madaxweynaha maamulka cusub ee Galmudug.

Murashixii wareegga sadexaad ay isla  soo gaadheen ee la baratamayay  Axmed Macalin Fiqi, madaxii hore ee sirdoonka Soomaaliya ayaa helay 40 cod.

Doorashadan ayaa marka la eego hanaankii ay ku timi iyo shirkii Cadaado waxaa lagu tilmaamayaa tii ugu dimuquraadisanayd ee lagu dhiso Maamul Goboleed qeyb ka noqonaya Dawladda Federaaliga ah ee Soomaaliya.

Haddaynu dib u eegno wareegyadii doorashadan iyo sida loogu baratamay:

Wareegii 1aad ayaa lix murashax oo ku baratamayay doorashadan ay sadex ka mid ahi hadheen sadexna ay u soo gubbeen wareegga 2aad sida markii horeba ay go’aamiyeen Guddiga doorashada.

Wareegga 2aad waxey murashixiinta u soo gudbay ay heleen: Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa helay min 29 cod, halka Axmed Cabdisalaan uu helay 12 cod.

Murashixiinta ku hadhay wareegga 1aad ayaa iyaguna codadka u kala helay sidan:

Maxamed Cilmi Afrax ayaa helay 10 cod, Cabdi Xasan Cawaale 6 cod halka Xasan Maxamed Nuur Qalaad uu helay saddex cod.

Doorashadan ayaa ahayd mid murashaxa doonayay inuu ku guuleysto laga rabo cod hal dheeri ah  ama 50+1 oo marka tirada guud ee baarlamaanka Galmudug la eegay u dhiganta 45 cod.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories