Nuxurka Kulan Shalay Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay guddiga doorashooyinka qaranka, iyagoo ka wada hadlay hawlaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta. Ma...
Jamaal Cali Xuseen Oo Markale Sheegay Inaanay Aqoonsan Doonin Xukuumadda Wixii Ka Dambeeya 27 July
Hargeysa. (SLpost)- Murashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in lagu tuntay shuruucdii dalka isaga oo farta ku...
Badhasaabka Togdheer Oo Ka Hadlay Suldaan Burco Lagu Xidhay
Hargeysa, (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Suldaan dhawaan lagu xidhay Magaaladda Burco, ka dib markii Warbaahinta u...
Wasaaradda Caafimaadka Oo Qabatay Kulan Lagu Qiimaynayo Xarumaha MCH-yada
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaarada caafimaadka JSL Md Saleebaan Ciise Axmed (xaglo-toosiye) oo uu weheliyo Agaasiimaha guud ee wasaaradaasi ayaa maanta kulan ku qabtay xarunta...
“Kuwa leh dawladdo shisheeye ayaa Somaliland cunaqabatayn ku soo rogaya waa cadow aan shuruucda caalamkaba aqoon” Xil. Siciid Maxamed Cilmi
ah loogula dul dhacay Qaranka iyo madaxda Jamhuuriyadeena Somaliland.Waxaan ku arkay saxaafadda war ku saabsan laba qof oo ‘qurbe-ku-raag’ ah oo sheegatay inay dalal...
Dadweynaha Giriiga Oo U Codeynaya Isticmaalka Ama Iska Daynta Lacagta Euro-ga
Athens, (SLpost)- Malaayiin qof oo reer Giriig ah ayaa maanta u codeynaya afti ku saabsan in la diido ama la aqbalo qorshaha deyn bixinta...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 17aad) – Fadliga cibadaada habeenkii (2aad)
Inta badan waxa aynu u hiranna hawl kasta oo aynu qabanayno in aynu ku helno abaal celin u qalanta shaqadaa aynu qabanay. Mar kasta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

