HomeWasiirka Waxbarashada Oo Tabobar U Furay Macalimiinta Dugsiyada Hoose/Dhexe Ee Magaalada Hargeysa

Wasiirka Waxbarashada Oo Tabobar U Furay Macalimiinta Dugsiyada Hoose/Dhexe Ee Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Haregysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Pro. Faarax Cilmi Geedoole ayaa maanta tabobar u furay maamuleyaasha dugsiyada hoose/dhexe ee magaalada Hargeysa.

Tabobarkan oo furitaankiisa ay ku wehelinayeen wasiirka waxbarashada agaasimaha guud ee wasaaraddaas ayaa ugu horeyn waxa madashaasi hadallo kooban ka jeediyay, isla markaana ka warramay ujeedooyinka ay ka leeyihiin tabobarkan.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Pro. Geedoole oo ka hadlay furitaankii tabobarkaas ayaa u mahad-naqay dhamaanba kazoo qaybgalayaasha tabobarka, isagoo tilmaamay inay wasaarad ahaa ay xil weyn iska saarayaan sidii ay u tayayn lahaayeen macalimiinta.

“Waxaynu ognahay inay baaba’een kulliyadihii macalimiinta lagu tabobari jiray oo ay dagaalladii raaceen, waxaynanu ognahay in tabobarkii macalimiintu uu noqday mid aynu daba fadhiisano cid kale oo haddii hay;addii wax tabobaraysay la waayo cid macalimiintii tabobaraysaa aanay jirin. Waxa kale oo la ogaaday in tabobarada ay cid kale samaysaa aanay ahayn qaar nidaamka waafaqaya, waxaana jira in farqi weyni u dhexeeyo macalinka tabobaran iyo ka aan tabobarayn.” ayuu yidhi wasiirku.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories