HomeTaliyaha Ciidanka Booliska Oo Go'aanno Kasoo Saaray Xawaaraha Gaadiidku Ay Ku Soconayaan

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Go’aanno Kasoo Saaray Xawaaraha Gaadiidku Ay Ku Soconayaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay shilalka gaadiidka ee dhacay Somaliland iyo tirada dhimasho ee shilalkaas.

Taliyuhu waxa uu digniin u diray wadeyaasha gaadiidka, isagoo sheegay in laga bilaabo maanta aanay ku socon Karin xawaare dheeraynaya. “Gaadiidleyda waxaan leeyahay waa inay ilaaliyaan sharciga waddo marista, hadday tahay magaalooyinka gudahooda iyo dibaddaba, xawaaraha ay gaadiidku ku socon karaan magaalada gudaheeda waa 30 km, ciidanka waddooyinkana waxa laga rabaa inay ku kaantaroolaan oo ciddii ka badisa intaa sharciga la mariyo oo la ganaaxo, xawaaraha magaalada dibaddeeduna waa 80 km, xawaaraha gaadiidka waaweyni ay ku socon karaan magaalada dibaddeeda waa 60 km.” ayuu yidhi taliyuhu.

Dhinaca kale, taliyuhu waxa uu sheegay in bishan oo keliya ay ka dhaceen Somaliland 257 shil, isla markaana ay ku geeriyoodeen 19 qof.

Sidoo kale waxa uu sheegay taliyuhu in derajada liisamada baabuurta lagu kaantaroolo wadeyaasha baabuurta.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories