Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

Somaliland Oo Ku Guulaysatay Beerista Lawska Oo Tayo Sare Leh

https://youtu.be/kkI6d6UvK6c Hargeysa, (SLpost)- Dhulka Somaliland ayaa markii ugu horraysay laga hirgeliyay beerashada midhaha Lawska oo waxtar weyn u leh nolosha aadamaha, isla markaana ah dallagyadda...

Wikileaks Oo Baahisay In Mareykanku Basaasay Madaxweynaha Faransiiska

Paris, (SLpost)- War-baahiyaha Wikileaks ayaa daabacay dokumantiyo uu ku sheegay in laamaha amniga ee Mareykanku ay basaaseen madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande, iyo labadii madaxweyne...

Masuuliyiinta Warfaafinta Oo Booqasho Ugu Tegay Abwaan Sooraan Oo Xanuun U Jiifa Cusbitaalka Ku ...

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta  ugu  saraysa  wasaaradda  warfaafinta,   dhaqanka iyo wacyigelinta ee  Somaliland ayaa shalay booqasho ugu tegay  Seekh C/laahi Diiriye Sooraan oo muddo dheer si...

DAAWO Qaybta 5aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Halkan ka daawo Qaybta Afraad ee Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.

Axkaamta Ramadaanta – Qaybta 7aad

Ma jiraan shuruudo kale oo haddii la sameeyo soonku jabayo? Haddii qofku isaga oo aqoon u leh arrimaha aynnu kor ku soo xusnay midkood sameeyo...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Kormeer Noociisu Ugub yahay ku maray MCH-yada Hargeysa iyo Ujeeddada Qorshaha ka dambeeya

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), ayaa maanta kormeeray Xarumaha Adeegyada Caafimaad ee hooyada iyo Dhallaanka (MCH) ee magaalada...

Wasiir Xirsi Oo Qodobbeeyay Waxyaabihii Ay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Ka Wada-hadleen

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay safarkii ay dhawaan ku tageen wefti uu madaxweynuhu hogaaminayay, kuwaasoo maanta dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img