HomeWasiir Xirsi Oo Qodobbeeyay Waxyaabihii Ay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya...

Wasiir Xirsi Oo Qodobbeeyay Waxyaabihii Ay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Ka Wada-hadleen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay safarkii ay dhawaan ku tageen wefti uu madaxweynuhu hogaaminayay, kuwaasoo maanta dalka kusoo laabtay waxaanu qodobeeyay waxyaabihii ay ka wada-hadleen madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya.

Wasiir Xirsi oo barta uu bulshada ku leeyahay ee Facebook ku baahiyay qoraal ayaa u dhignaa sidan:- “Illaahay ayaa mahadle oo waxaan soo nabad gaadhnay Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa kadib markaan kasoo laabanay safar shaqo oo aan laba maalmood ku joognay Caasimada dawlada Ethiopia ee Addis Ababa.

Waftigan oo uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mud, Axmed Maxamed Silanyo oo aan ku wehlinayno xubno kamida golahiisa Wasiiradu ayaa ujeedadiisu ahayd adkaynta xidhiidhka ka dhaxeeya labada dal ee dhinacyada:

– Ganacsiga , Xoojinta ilaalinta nabadgelyada iyo Iskaashiga horumarka

Waftigan oo martiqaad rasmi ah ka helay madaxda uugu saraysa dawlada aynu jaarka nahay ee Ethiopia ayaa waxaa si milgo dawladnimo huwan u qaabilay Ra’isal Wasaaraha dawlada Ethiopia Hailemariam Desalegn oo ay wehelinayaan xubno sare oo ka socda dawlada Ethiopia

Dawlada Ethiopia ayaa dhankooda adkeeyey qiimaha ay u hayaan Dawlada Somaliland iyo kaalinta ay Somaliland kaga jirto ilaalinta amaanka mindaqada guud ahaan sidoo kalena xusay in Somaliland ay hiil iyo hormuud u tahay nabada iyo dimuqraadiyada.

Kulankan ayaa wax badan ka tari doona dhinacyada xoojinta xidhiidhka diblomasiyadeed iyo iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal ee Somaliland iyo Ethiopia.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories