Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 8aad) – Ilaalinta Carrabka iyo Wakhtiga

Ilaalinta carrabka iyo wakhtiga Waxaynu halkaa ka arkaynaa carrabku in uu yahay waxa samaha iyo xummaanta inoo soo jiida, haddii waxaynu ku hadlayno yahay...

Siilaanyo Ayaa Sidaa Ku Dambayn Marna Maan Suuraysan!

Qorshe iimay ahayn inaan qalinka siyaasad u qaato bil Ramadaan taladana kumaan darsan ka hadalkeedaba. Waxaase saaka igu diray ficillada aan siisan waayay ee...

Urur Gobolleedka IGAD Oo Kenya Ku Ammaanay Xayiraad Ka Qaadista Xawaaladaha

Nairobi, (SLpost)- Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay dib u fasixiddii ay Kenya dib u fasaxday xawaaladaha Soomaalida ee dalkeeda ka hawl-gala, kuwaasoo ay xayiraad...

Booliska Mareykanka Oo Xabsiga Dhigay Soomaali Masaajid Weeraray

Rochester, (SLpost)- Ciidamada booliska ee magaalada Rochester ayaa xabsiga u taxaabay nin Soomaali ah, kaasoo xiisad gacan ka hadal ah ka dhex abuuray masaajid...

Xildhibaannada Degmada Boorama Oo Xilkii Ka Qaaday Maayarkii Iyo Ku-xigeenkii Magaaladaas

Boorama, (SLpost)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama oo maanta kal-fadhi yeeshay ayaa xilkii ka qaaday Maayirkii magaaladaas iyo ku xigeenkiisii, waxaanay doorteen maayar cusub...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Wasiirkii Hore Ee Shaqada Oo Geeriyooday

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa  waayeelka, waxgaradka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii,...

Faransiiska Oo Si Cadho Leh U Sheegay Inaanu U Dulqaadanayn Basaasida Mareykan, Safiirkoodiina Uga Yeedhay

Paris, (SLpost)- Dawladda Faransiiska ayaa sheegtay inaanay u dulqaadanaynin basaasnimada uu Maraykanka ku sameeyey Madaxweyne Hollande. Arrinkan ayaa yimi ka dib markii Wikileaks ay shaacisay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img