Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Kusoo Laabtay, Kana Hadlay Kulan Uu La Yeeshay Ra’iisal Wasaare Desalegn
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey ee safarka ugu baxay dalka Itoobiya maalintii Axadii ayaa maanta oo...
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Ugu Sareeya Ee Hay’adda Care
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa ugu sareeya hay’ada care ama madaxweynaha Care Miss...
Axkaamta Ramadaanta – Qaybta 6aad
Miyey jiraan wax aan cunista iyo cabbista ahayn oo soonka jabiyaa? Waxa soonka jabiya wax kasta oo leh macnaha cunis iyo cabbid ee uu gudba...
Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Doorashadii Dalkaas Ee Natiijadeeda La Shaaciyay
Jigjiga, (SLpost)- Anigoo ku hadlaya magaceyga,kan xukumada iyo xisbigaba waxaan hanbaliyo u dirayaa dhaaman xubnaha iyo taagerayasha XDSHSI gaar ahan shacbka deeganka. Waxaan si...
Xisbiga Waddani Oo Bilaabay Barnaamijka LA’ AFUR WADDANI Ee Bisha Ramadaan, Deeq Raashin Ahna Guddoonsiiyey 151 Qoys oo Danyar ah+Sawiro.
Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo maanta bilaabay barnaamijka LA’ AFUR WADDANI ee bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa deeq raashin ah ku...
Addis Ababa: Nuxurka Kulan Ay Yeesheen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya
Addis Ababa (SLpost)- Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii...
Agaasimaha Kalluumaysiga Oo Ka Warbixiyay Mashruuc Lagu Tayeynayo Kalluunka Dalka Uganda Oo Somaliland Lagu Casuumay
Hargeysa, (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Cabdi Axmed Nuur (Cabdi-gurey) ayaa faahfaahin ka bixiyay mashruuc lagu tayeynayo kalluunka oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

