HomeAgaasimaha Kalluumaysiga Oo Ka Warbixiyay Mashruuc Lagu Tayeynayo Kalluunka Dalka Uganda Oo...

Agaasimaha Kalluumaysiga Oo Ka Warbixiyay Mashruuc Lagu Tayeynayo Kalluunka Dalka Uganda Oo Somaliland Lagu Casuumay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Cabdi Axmed Nuur (Cabdi-gurey) ayaa faahfaahin ka bixiyay mashruuc lagu tayeynayo kalluunka oo laga hirgeliyay dalka Uganda, isla markaana lagu casuumay Somaliland.

?????????????
?????????????

Agaasimaha guud oo sharaxayaana waxa uu hadalkiisa ku bilaabay. “Runtii waxaanu kusoo aragnay dalka Uganda wax cajiib ah, dalkaas oo harada Victoria qayb ku leh, waxaanay qaybtii ay ku lahaayeen ka hirgeliyeen horumar wax ku ool ah oo la ga faa’iidaysan karo oo dhinaca kalluumaysiga ah, waxay sameeyeen oo ay ku dhiirigeliyeen kalluumaystada inay si fiican kalluunka ay soo dabayaan ay u ilaaliyaan, iyagoo ku dhaqmaya habka casriga ah ee kalluumaysiga oo lasoo kalluun wanaagsan oo loo raacay habkii kalluumaysiga ay qabtaan, waana wax cajiib ah, isla markaana loo baahan yahay in Somaliland ay wax ka barato, inaga oo leh bad dheer oo 850 km ah oo khayraad ka buuxo, haddii aynu usoo jeedsano oo awood saarno inaynu kalluunka habayn karno, la inaga iibsan karo, isla markaana dhaqaale fiican aynu ka heli karno, waxaanay hawshaasi u baahan tahay dedaal badan.”

Mashruucaas dalka Uganda ayaa waxa hirgeliyay Midawga Yurub iyo hay’adda OXFORM, waxaana Somaliland oo lagu casuumay uga qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Cabdi Axmed Nuur (Cabdi-gurey) iyo hawl-wadeenno ka tirsan wasaaraddaas oo tabobar u jooga dalka Uganda.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories