HomeAddis Ababa: Nuxurka Kulan Ay Yeesheen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya

Addis Ababa: Nuxurka Kulan Ay Yeesheen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii oo socdaal shaqo ku jooga wadanka Itoobiya.madaxweynaha-iyo-raysal-wasaarahamadaxweynaha-iyo-raysal-wasaaraha

Kulankaasi waxay Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal wasaaraha Itoobiya kaga wada hadleen muddo saacado ah oo uu socday kulankaasi qoddobo la xidhiidha sii xoojinta cilaaqaadka iyo iskaashiga labada dal.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulankaasi ka dib warbaahinta uga waramay dulucda qodobbadii ay labada Hoggaamiye isla soo qaadeen.

“Waxaanu Raysal wasaaraha Itoobiya  ka wada hadalnay danaha labada dal,xidhiidhka labada dal oo dhinac walba leh ayaanu ka wada hadalnay,Sida arrimaha   nabadgalyada,Shir fiican oo aanu aad isu afgaray  ayaa noo qabsoomay oo aanu aad iyo aad u soo dhawaynayno,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland.

 

“Waanu uga mahad-celinaynaa Raysal wasaaraha Itoobiya  sida sharafta iyo qiimaha leh ee uu noo soo dhaweeyay,” ayuu intaas raaciyay  madaxweyne Axmed Siilaanyo.

 

Waxaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ku wehelinayay KulankaasWasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Md Maxameed  Biixi Yoonis, Wasiirka Madaxtooyada JSL Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Arrimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancade iyo  Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Md Cali Axmed Cali, Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Ethiopia Amb. Aadan Jaamac Galaal iyo  Safiir Ku Xigeenka Safaarada Somaliland ee Itoobiya Ayaanle Salaad Diiriye.

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa la filayaa inay maanta dalka kusoo laabtaan oo ay soo gunaanadaan socdaalkooda dalka Itoobiya.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories