HomeMadaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Doorashadii Dalkaas Ee Natiijadeeda...

Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Doorashadii Dalkaas Ee Natiijadeeda La Shaaciyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Jigjiga, (SLpost)- Anigoo ku hadlaya magaceyga,kan xukumada iyo xisbigaba waxaan hanbaliyo u dirayaa dhaaman xubnaha iyo taagerayasha XDSHSI gaar ahan shacbka deeganka. Waxaan si gaar ah ugu hanbaliyeynayaa dhamaan xildhibaanada cusub gaar ahaan kuwa dumarka ah sigaar ahna waxaan hanbaliyo u diryaa xildhibaanada ka soo baxay 16 dagmoyinka cusub iyo kuwa afarta maamul magaalo maadamo oo ay taariikhda markiii ugu horeysey ay tahay in ay golaha parlamanka ddsi ay soo galaan xildhibaanada laga soo doortay dagmoyinkaas waxaan leeyahay ilaahay dhamanteen ha inagu asturo xilka aynu u qaadney shacbkeena ay saboolnimadu soo daashatay Ebena ha inaga dhigo kuwii sababa ugu noqda shacabka ddsi horumar waara oo aan soo noqosho lahayn oo ka midho dhaliya qorshaha hirgalinat kamid ahaanshaha wadamada dhaqalahoodu dhaxdhexadka yahay Amin Amina Amin dhanka kale waxaan leeyahay cidii dul saarnimo ama ubanimo ama xagjirnimo xaasidnimo cagamardafnimo, damac hunguri maskaxnimo, ducfinimo, dilaal,malaalnimo iyo geesgaraacnimo waliba xoolo cirdoonimo udheertahay, qabiil iyo shaqsi naceybnimo, fadhi-kudirirnimo dhamaan dadka la buka ama la xanuunsanhay cuduradaas waxaan leeyahay Ama aan ilaahay uga baryeynaa in uu eebe si dag deg ah uu idinka caafiyo cuduradaas aan kor ku soo sheegey.iley

Su-aal ayaa waxa ay tahay arin ama qorshe ilaahay wato dad ma joojin karaan? Jawaabtu waa maya saxib ale ha idin caafiyo.

Waxaan ugu danbeyn u mahad celinayaa ilaahaygii suurto galiyey in ay sidaas waxa u qabsoomaan waxaan u mahad celinayaa Dawlada fadarlka Ethiopia iyo EPRDF oo hadh iyo habeen ku mashquulsaneyd sidii ay ddsi u gaadhsiin lahayeen horumar waara oon soo noqosho lahayn.

Ugu danbey waxan sigaar ah ugu mahad celinayaa cid kasta oo si dadban ama toos ah uga qeyqaadatey siyaasadii cilmiyeysaneyd ee ku saleysneyd dulqaadka hayinimo iyo samirka ee keentey natiijadii siyaasadeed ee lagu xaliyey ama lagu adkeeyey midnimada xisbiga.

Waxaan si gaar ah ugu mahad celinayaa kasoo qeyb galayaashii shirweynihii 8 ee fiiq lagu qatey gaar ahaan masuuliyiintii EPRDF. Sidoo kale waxan si gaar ah ugu mahad celinayaa dhamaan qurbajoogta hiil iyo hooba la garab taagneyd ddsi meel kasta oo ay dunida ka joogaan gaar ahaan shirkii caano ka dhan ee MN iyo Canada sidoo kale waxan aad ugu mahad celin qurbajoogta Swden oo fashilisey qorshihii naf lacaarid nimo ee ubo waxaan si gaar ah u xusayaa xubnihii geesinimada muujiyey ee u hurey dhiigooda ddsi. waxan si aad qaali u ah ugu hanbaliyeynayaa abawaan Ahamad budul fanaanada Kaafeeya , maxamad salemaan Nimco dareen iyo asxaabtodii xiligiaas khaaska u ahayd ee shirkaas naftooda u hurey sidii uu guul ugu dhamaan lahaa sidoo kale waxan u mahad celin safaarada Swden ee dalkeen qusulada iyo masuuliyiinta oo ay ugu horeyso Ambassador Weynishad

 

 

Waxaan sigaar ah oo aad iyo aad qaali u ah ugu mahd celinayaa Dhaliyardii reer MN ee wacdaraha ka muujisey Washington Dc cashirkan ugu dhigtey Ururkii Ginbood 7 ee dhargiga ahaa. kuwaas oo ku guuleystey in ay qorshihii ururkas fashiliyaan, arintaas ama guushaas oo maanta noqotey mid ay dhamaan shacabka reer Ethiopia iyo madaxda DFi ay ku sheekeystaan geesinimada ay wilashaasi muujiyeen waxayn ku tilmaameen in ay sameeyeen qorshe ku daysho mudan waxaan sigaar ah u xusayaa Ambassador Girmaa Biru oo wilashaas gudoonsiiyey shahado sharaf iyo sidoo kale waxan halkan ka xusayaa gudomiyaha xisbiga ee America Suldan bade iyo kuxigeenkiisa mr haaguf madaxa ESDA mudane Ibrahin carab iyo kuxigeenkiisa Mudnne gacan iyo iyo gudomiyaha jaaliyada waqooyiga America Mr Sangaab waxan si gaar ah ugu mahad ceinyaa gudigii qabanqaabada ee shirkii caano ka dhan ee MN

Ugu danbeyn waxan Eebe ka baryeynaa in uu nagu asturo xilka waxaan cadeyneynaa in aanu hadh iyo habeen ka shaqeyn doono sidii aanu shacbkayaga uga saari lahayn saboolnimada una gaadhsiin lahayn horumar waara oo aan soo noqosho lahayn Amin amin Amin anagoo ka faa iideysaneyna khibradii iyo waayo aragnimadii aan ka soo heley shantii sano ee GTP1.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories