Kenya oo Gidaar Xijaab uga noqda ka dhisaysa Xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya
Lamu (SLpost)- Dowladda Kenya ayaa la sheegtay inay qorshaynayso sidii ay gidaar xijaab uga noqda dadka sharci-darrada ku soo gala dalkooda uga samayn lahayd...
Berbera: Madaxweyne Siilaanyo oo Dhagax-dhig, xadhig-ka-jaris iyo Kormeer ku sameeyey Mashaariic kala duwan (DAAWO SAWIRRADA)
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa mashaariic laga hirgeliyey xadhigga uga jaray, qaar cusubna u dhagax-dhigay Maamulka iyo hay’adaha dawladda ee...
Maanta Iyo Halka Aan Ka Taagnahay Somaliland – W/Q: Mohamed Hagi Mohamoud
Hordhac Somaliland waa dal madaxbanaan oo xor ah sida ay goosteen ummadda ku nooli, marka loo eego shuruucaha dhaqan siyaasadeed ee adduunyaddu ku heshiisey wixii...
Sidee U fekeraan Tuugtu? (Cilmi-Nafsiga Musuq-Maasuqayaasha) – Qaybta 1aad
Hordhac Hanti-lunsi, xattooyo, wax-isdaba marin, iyo laaluush waa qaar kamid ah ereyo lala xidhiidhiyo mararka qaarna leh macne u dhow ama u dhigma ereyga (Musuq-Masuq)...
Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti oo Hadallo Is-khilaafsan ka yidhi Go’aanka lagu sababay in la xidho Xuduudka u dhexeeya labada waddan
Djibouti (SLpost)- Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Xuduudka u dhexeeya labada waddanka oo saddexdii maalmood ee u dambeeyey la...
Somaliland oo ka hadashay kulan dhexmaray Madaxweynaha Somalia iyo Prof Cali Khaliif Galeydh
HARGEYSA/MUQDISHO (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la sheegay inuu Xafiiskiisa kulan kula yeeshay horjoogaha Kooxda la baxday Khaatumo State Cali Khaliif Galaydh,...
Maraykanka oo ka Qayliyey Hub Casri ah oo Russia ka iibinayso Waddanka Iran
Washington (SLpost)- Dawladda Marayanka, ayaa si adag uga Qorshe Wasaaradda Difaaca ee Ruushku hub Casri ah kaga iibinayso Dalka Iiraan oo danaynaysa inay xoojiso...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

