Guddoomiyaha Guurtida oo Culaysyada Mucaaradku ku hayaan Xukuumadda ku tilmaamay Qalalaase dalka laga abuurayo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay dhawaaqyo maalmihii u dambeeyey ka soo yeedhayey xisbiyada mucaaradka oo ku...
Faalo: Saameynta Dhibaatada Yaman Ku Yeelan Karto Soomaaliland – Qalinkii: Khaalid Ducaale
Khilaafadka dalka Yaman waa kuwo mudo dheer soo jiitamayay oo soo maraya marxalada kale duwan, kuwaas oo mid walba lahayda duruufeeda ku xeeran, hadaba qormada ugu...
Dhul-gariir ka dhacay meel u dhow Xeebaha Dalka Soomaaliya (DAAWO SAWIRRADA)
Bosaaso (SLpost)- Dhul-gariir Cabbirkiisa lagu qiyaasay 4.9 Halbeegga lagu cabbiro dhul-gariirka, ayaa Salaasadii shalay gelinkii dambe abbaaro 4:30-kii ka dhacay Biyaha Gacan-ka Cadmeed, gaar...
Madaxweyne Obama oo Magacaabay Safiirkii u horeeyey ee Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya muddo rubuc Qarni ah
Maraykanka oo dib u furaya Safaaraddiisa Muqdisho Washington (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, ayaa magacaabay Safiirkii u horeeyey ee dalkaasi ku yeesho Soomaaliya tan wixii...
“Horumarkii Madaaradu Wuu Iftiimayaa ee Wasiir Waxa Kuu Dhiman…” Mowliid Aadan Cumar
Wasiirka Duulista iyo hawada ee Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Waxa uu ku guulaystay horumarinta iyo casriyaynta madaarada Hargeisa iyo Berbera oo uu ka sameeyay...
“Siilaanyo waad garanaysaa, ragga ku xeeranna waad garanaysaa, ma nihin raggii ku tagayey hanjabaaddaa” – Xirsi oo u hanjabay mucaaradka
Burco (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa quudhsaday awoodda kasbasho iyo guulo ay Xisbiyada Mucaaradka ah talada dalka kaga...
Natiijada kulan ay Xukuumadda iyo Xisbiyada Qaranka kaga tashadeen Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya
HARGEYSA (SLpost)- Xukuumadda, Xisbigeeda Kulmiye iyo Mucaaradka ah ee UCID, ayaa isku raacay inay Somaliland ka qaybgasho Shirka wadahadallada Soomaaliya lala geliyo oo dhammaadka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

