Mucaaradka Somaliland oo ka Arrinsaday waxa ay yeelayaan 26 June kadib iyo go’aamo Midaysan oo ay ka yeeshaan Muddo-kordhin
HARGEYSA (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID, WADDANI iyo Siyaasiyiinta ku bohoobay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland, ayaa bilaabay kulamo ay sheegeen...
Madaxweynaha Somaliland oo Furay Dhismaha Terminal-ka Cusub ee Madaarka Berbera oo loo hibeeyey dawladda Kuwait
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta furay Terminal cusub iyo xayndaab loo dhigsay Madaarka Berbera, kaas oo ay maalgelisay...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Weerarkii Todobaadkan ka dhacay Magaalada Muqdisho
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay weerarkii Jimcihii todobaadkan lagu qaadey Huteelka Central ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen Masuuliyiin badan...
Maayarka Caasimadda oo kormeeray waddooyin ay dhismahooda ka wadaan xaafadaha magaalada, Shacabkana dardaaran u jeediyey
HARGEYSA (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan Golaha deegaanka, ayaa maanta kormeer ku sameeyey waddooyin...
Madaxweyne Siilaanyo oo Diyaarad ku tagay Berbera, furayna Mashruuc dawladda Kuwait ka hirgelisay Madaarka magaalada
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta Xadhigga ka jaray Qayb Cusub oo lagu kordhiyey Madaarka Caalamiga ah ee magaalada Bebrera,...
Xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Djibouti oo maalintii labaad xidhan iyo Sababaha keenay
Saylac (SLpost)- Xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti, ayaa xidhan maalintii labaad kaddib markii ay soo baxeen warar iftiiminayo arrimo amaan-darro, iyadaa oo tallaabadani...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furay Mashruuca Biyo-billaadhinta Hargeysa
HARGEYSA (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daahfuray mashruuca biyo-ballaadhinta Caasimadda oo ay maalgelinayso Dawladda Imaaraatka Carabta, kaas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

