Home“Siilaanyo waad garanaysaa, ragga ku xeeranna waad garanaysaa, ma nihin raggii ku...

“Siilaanyo waad garanaysaa, ragga ku xeeranna waad garanaysaa, ma nihin raggii ku tagayey hanjabaaddaa” – Xirsi oo u hanjabay mucaaradka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa quudhsaday awoodda kasbasho iyo guulo ay Xisbiyada Mucaaradka ah talada dalka kaga riixan karaan Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa ka dhisan Xisbiga Kulmiye, waxaanu ku dooday inaanay jirin cabsi ay xukuumad ka qabaan tartan Xisbiga Kulmiye la galo Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani.

Maxaa Wasiir Xirsi ka Qabsaday Duullaankii Cabdicasiis Cali Barre iyo Abaartii 1974-kii Ku Dhufatay Gobollada Bariga Somaliland?Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo daba-socda hadallo maalmihii u dambeeyey ka soo yeedhayey Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Siyaasiyiinta ku midoobay Madasha Wada-tashiga oo ku baaqay in xukuumadda la kala diro haddii doorashooyinku wakhtigooda dib uga dhacaaan, waxa uu ku gooddiyey wasiirku inaanay cid ku kici karta tallaabo ka dhan ammaanka dalka, xukuumad ahaanna ay talada dalka sii haynayaan ilaa laga gaadhayo wakhtiga Komishanku u cayimo doorashooyinka.

Wasiirka Madaxtooyada oo xalay ka hadlayey munaasibad uu kaga qayb-galay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer oo uu booqasho ku joogo, waxa uu sheegay inay xukuumad ahaan diyaar u yihiin tartan doorasho balse ay masuuliyadda qabsoomiddeedu ku xidhan tahay Guddiga doorashooyinka.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories