HomeNatiijada kulan ay Xukuumadda iyo Xisbiyada Qaranka kaga tashadeen Wada-hadallada Somaliland iyo...

Natiijada kulan ay Xukuumadda iyo Xisbiyada Qaranka kaga tashadeen Wada-hadallada Somaliland iyo Somaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

HARGEYSA (SLpost)- Xukuumadda, Xisbigeeda Kulmiye iyo Mucaaradka ah ee UCID, ayaa isku raacay inay Somaliland ka qaybgasho Shirka wadahadallada Soomaaliya lala geliyo oo dhammaadka toddobaadkan ka furmaya magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga.

Balse, Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa arrintaas gaashaanka ku dhuftay, isla markaana ku teliyey inaan la tegin shirkaas, sidoo kalena hakad la geliyo sii waditaanka wadahadallada Soomaaliya lala gelayo inta murugga hawlaha doorashada aan wakhtiyeysnayn lagu jiro, wakhtigan Xukuumadduna gabaabsiga yahay.

Natiijada kulan ay Xukuumadda iyo Xisbiyada Qaranka kaga tashadeen Wada-hadallada Somaliland iyo SomaliyaHase-yeeshee, Xukuumadda, ayaa ku doodday in awoodda sii wadista iyo tegista wadahadallada Somaliland kula jirto dawladda Federaalka Soomaaliya ay Xukuumad ahaan leedahay, isla markaana ay Shacabka iyo Golayaasha Qarankuba u igmadeen oggolaanshana u siiyeen gelitaanka iyo ka midho-dhalinta wahadallada muddada saddexda sano ah u soo socday Somaliland iyo Soomaaliya, immikanay Guddiga loo xil-saaray ka qaybgalayso Shirka Istanbuul ka furmaya, inkasta oo ay qirtay in mid ka mid ah Xisbiyadu aragtidaas mid ka duwan qabo, haddana aragtida Waddani ma noqon karto mid baajin karta tegitaanka wadahadalka maaddaama oo ay labada Xisbi ee kale iyo Xukuumaddu isku raacsan yihiin.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories