Monthly Archives: February, 2015

spot_imgspot_img

Somaliland oo Sii deysay Markabka MV Shakir iyo Hubkii uu Siday, Maxase tahay Sababtu?

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay sii daysay Markabka MV Shakir iyo Saanad-milatari oo uu siday, kaddib markii lagu qabtay dekedda...

Magaalada Hargeysa oo mar kale yeelanaysa Ishaarooyinka Gaadiidka kala Haga iyo Qorsheyaal Cusub oo la hirgelinayo

HARGEYSA (SLpost)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa shaaca ka qaaday in bishan gudaheeda Lix Is-goys oo ka mid ah jidadka...

“Mar haddii Hubku gacanteenna soo galay wuxuu ka mid yahay uun Qaniimadaha Badda ka soo caarya”

Berbera (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmi ah ula wareegi doonto Hub sharci-darro ah oo lagu qabtay Markab dhowaan ku...

Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb-galay Xuska sannad-guurada 21aad ee Ciidanka Qaranka iyo nuxurka Khudbad dhiirri-gelin xambaarsan oo uu u jeediyey

Dararweyne (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta ka qayb-galay xuska sannad-guurada 21aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidanka Qaran Somaliland...

“Waxaan beddelaynaa dhuumaha biyaha soo gaadhsiiya Hargeysa ee Geed-deeble oo afartan sannadood shaqeynayey”

Hargeysa (SLpost)- Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Michele Cervone d'Urso, ayaa hadlay Mashruuca Biyo-ballaadhinta magaalada Hargeysa oo la dhammaystiray wejigiisa hore oo...

Socdaalkii Buur iyo Bannaan wuxuu Daliil u ahaa Guulaha Xukuumadda M-weyne Axmed Silaanyo!

Socdaalkii dheeraa ee Buur iyo Bannaan ee M/weynaha JSL iyo weftigiisii cuslaa ay ku marayeen gobollada, degmooyinka iyo tuulooyinka dalka oo dhan wuxuu...

Midowga Yurub oo ka Fiirsanaya Laba Dariiq oo ay Taageeradooda Dhaqaale u soo mariyaan Somaliland iyo Qorshahooda Dib-u-dhac ku yimaadda Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Midowga Yurub oo Somaliland ka taageera dhaqaalaha lagu bixiyo dhinaca horumarinta adeegyada bulshada iyo dhiirrigelinta nidaamka dimuqraadiyadda, ayaa shaaca ka qaaday inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img