Xildhibaano Congress-ka ka tirsan oo ka digay Ammaan-darro ka dhalata Joojinta Xawilaadda Lacagaha, baaqna u jeediyey Dawladda Maraykanka
Washington (SLpost)- Xildhibaano ka tirsan labada Aqal baarlamaan ee dalka Maraykanka, ayaa sheegay in joojinta lacagaha loo diri jiray Somaliland iyo Soomaaliya ay halis...
Wasaaradda Cadaaladda Somaliland oo Dhiirri-gelinaysa Shuruuc ka soo horjeedda Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Suubban
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland oo kaashanaysa hay’ad fadhigeedu yahay magaalada Oslo ee dalka Norway oo lagu magacaabo NORAD, ayaa ku hawlan...
Jamaal Cali Xuseen oo ka dhiidhiyey Hees Aanu lahayn oo inta Midhaheeda Sifo khaldan loo fasiray Dusha laga saaray
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqooyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa been-abuur cad oo shakhsiyaddiisa iyo karaamadiisa lagu bartilmaameedsaday ku tilmaamay Hees Midhaheeda sifo...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xil-ka-qaadis, Magacaabis iyo Isku-beddel ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda
HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo), ayaa caawa soo saaray digreetooyin xambaarsan Xil-ka-qaadis, isku-beddel iyo magacaabis qaar ka tirsan badhasaabbada Gobollada dalka. Sida...
Sooyaalka Wargaysyadii Ka Soo Bixi Jiray Somaliland 1949-kii ilaa 2015-ka, Aasaaskoodii iyo Tifaftirayaashoodii – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Wargeysyadii 1949-kii ilaa 1960-kii. Wargayskii ugu horeeyey ee ka soo baxa waxa la odhan jiray AL-UMMA, oo micnaheedu yahay ummaadda. Waxaanu soo baxay sannadkii 1949-kii....
Salaadiinta Somaliland oo ka Markhaati-kacay Wax-qabadka Wasiirka Caafimaadka
Hargeysa (SLpost)- Madax dhaqameedka Somaliland qaarkood, ayaa si balaadhan u bogaadiyey waxqabadka Wasaaradda Caafimaadku ka hirgelisay Gobolada iyo Degmooyinka Dalka iyo kaalinta uu Wasiirka...
Boqor Bad-Madow oo Raali-gelin ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Boqor Buur-madow
Hargeysa (SLpost)- Boqor Axmed Maxamed Xasan (Bad-madow) oo ka mid ah Hoggaanka Dhaqanka Somaliland, ayaa shacabka raalli-gelin ka siiyey hadal uu sheegay in uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

