Guddoomiyihii hore ee Togdheer oo ka hadlay Heerka Xidhiidhka ay wadaagaan Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihiii hore ee goboka Togdheer Axmed Cumar Cabdilaahi (Xamarji) oo wakhtigan ka tirsan Xisbiga Mucaaradak ah ee Waddani, ayaa markii u horeysay...
Madaxda Qaranka oo aan u kala-hadhin Aas Hargeysa loogu Sameeyey Marxuum Xildhibaan Dhugad iyo weedhihii ay ka yidhaahdeen shakhsiyaddiisa
HARGEYSA (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxda Hay’adaha kala duwan ee Qaranka, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo maanta...
HOLLAND: Maxkamad Holland ah oo si Khasab ah ugu Fulisay Daahir Calasow Xukun Dacwad ay kaga Guulaysatay Shirkadda Dahabshiil
Hertogenbosch (SLpost)- Maxkamadda Racfaanka ee dalka Holland, ayaa si khasab ah ugu fulisay xukunno ay hore ugu riday nin la yidhaa Daahir Calasow oo...
Cidla joogoow! Caynkan weeyee haw Cadhoon! – W/Q: Guuleed Cumar Madar.
Siraad : Waar Saaka maanad kacaynba hadhku waa dheeryahay Suldaane? Suldaankii : Mayee waan kacayaaye dacarbaa iyara haysoo shalay baannu qaad xunoo malaha aan is...
Difaacayaasha Xuquuqal Iinsaanka Somaliland oo ka Walaacsan Xukunnada Deg-degga ah iyo Guddiyada Nabadgelyada ee xukuumaddu dib u hawl-galisay
Hargeysa (SLpost)- Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland, ayaa walaac ka muujiyey hab-dhaqanka hay’adaha Ammaanka ee ku wejahan Xukunnada deg-degga ah iyo Guddiyada nabadgelyada oo xukuumaddu...
Daraasad laga sameeyey Wax-qabadka Hay’adaha Dawladda oo natiijadeeda lagu Daah-furay Film Documentary ah oo la soo bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Dokumentary xambaarsan daraasad markii u horeysay si cilmiyeysan looga diyaariyey wax-qabadyada hay’adaha Xukuumadda oo muujinaysa sida ay ugu kala horreeeyaan dhinacyada wax-soo-saarka...
Ururka SOLJA oo ka hadlay Suxufiyiin Dalka Gudihiisa iyo Dibaddiisa ku xidhan, Xukuumaddana baaq u jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa ka hadlay suxufiyiin maalmihii ugu dambeeyey xukuumaddu xabsiga dhigtay isaga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

