HomeDadweynaha Gobolka Gabiley oo Ka dareen-celiyey Isku-shaandheynta Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey Golihiisa...

Dadweynaha Gobolka Gabiley oo Ka dareen-celiyey Isku-shaandheynta Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada (DAAWO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gabiley (SLpost)- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley, ayaa ka dareen-celiyey Isku-shaan-dheynta Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada iyo taliyeyaasha Ciidamada Qaranka, iyaga oo ilaa saaka si gaar ah Xarunta gobolka Gabiley looga hadal-hayey isku-beddelka Wasiirradii Hore ee Wasaaradaha Maaliyadda iyo Waxbarashada, Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Samsam Cabdi.

Dadweynaha Gobolka Gabiley oo Ka dareen-celiyey Isku-shaandheynta Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada (DAAWO)Isku-shaan-dheynta Madaxweyne Siilaanyo oo isugu jirtay magacaabis cusub, Isku-beddel iyo Xil-ka-qaadis oo xalay saqdii dhexe la soo saaray, ayaa noqonaysa Isku-shaan-dheyntii ugu ballaadhneyd ee uu golaha Xukuumaddiisa ku sameeyey wixii ka dambeeyey Dhismihii xukuumadiisa markii uu Xisbiga Kulmiye ku guulaystay hoggaanka talada dalka doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay sannadkii 2010-kii.

Wariye Cabdikariim Muxumed Cadde oo ka tirsan Suxufiyiinta ka hawl-gala warbaahinta madaxa-bannaan ee gobolka Gabiley, ayaa warbixin kooban oo xambaarsan dareen shacabka degmada Gabiley qaarkood ka diyaariyey Isku-shaandheynta madaxweyne Siilaanyo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARBIXINTAN.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories