Monthly Archives: January, 2015

spot_imgspot_img

Maayarka Boorama oo ka hadlay weerar Dabley Hubaysan xalay ku qaadday Saldhigga Booliska ee magaaladaas iyo cidda lagu tumayo

“Horta Rasaas way dhacday laakiin, sida loo buun-buuninayo may ahayn, Ciidanka Booliskuna kolay wax way rideen markay maqleen Shanqadha xabbadda dhinaca kale laakiin...

Dabley Hubaysan oo Weerar ku qaadday Saldhigga Booliska Boorama iyo tirada Rag la qab-qabtay

Boorama (SLpost)- Dabley aan la aqoonsan oo ku hubaysan hubka noocayadii kala duwan, ayaa Saqdii Dhexe ee Jicmihii Xalay weerar ku qaaday saldhigga Booliska...

BOQOR CABDALLA: Taariikh-nololeedka Boqorkii Lixaad ee Boqortooyada Sucuudiga oo geeriyooday

Boqor Cabdalla bin Cabdulcasiis oo geeriyooday isaga oo 90-jir ah Riyadh (SLpost)- Boqorkii Dalka Sucuudiga, Abdullah bin Abdulaziiz, ayaa ku geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada...

Cabdilaahi Abokor oo shaaciyey Farriimo Hanjabaado ah oo uu Khaatiyaan ka joogo iyo Ujeeddada ka dambaysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka ku-xigeenkii hore ee Waaxda Amniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay inuu khaati ka taagan...

KADALOOB IYO KEENADIID (Q.2aad) – Qalinkii Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandeela).

Kadaloob iyo keenadiid duqay weeye kasmaaloo, dalkooda korkaa ka ilaashoo, iyagoon cidna maagin oon gole waynaha keenin ,kashifa xaaladaynu marayno. Kadaloob: waad mahad santay saaxiib, dee tan...

Wasiirka Gaashaan-dhigga iyo Taliye Shaqalle oo sharraxay Sababta Madaxweyne Siilaanyo ku dhiirri-gelisay booqashada Fadhiisimada Faranta hore ee Ciidanka Qaranka

Gambadha (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami oo maanta khudbad u jeediyey Ciidanka Qaranka ee fadhiisinkoodu yahay deegaanka Gambadha ee...

“Maamul waliba markuu shaqada la wareego inuu wax ku sii daro, ayaynu wax ku noqonaynaa, laakiinse haddii uu…” – Cawl Cilmi Cabdalle

HARGEYSA (SLpost)- Maayirkii hore ee Caasimada Hargeysa Cawl Cilmi Cabdale, ayaa markii ugu horaysay sawir ka bixiyey aragtidiisa ku aadan bilicda, qorsheynta iyo qaabka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img