Shir-Sannadeedka Caafimaadka Somaliland oo lagu qabtay Gobolka Sool iyo Nuxurka Khudbad gar-naqsi xambaarsan oo Xaglo-toosiye ka jeediyay
“Waxaa Jira Siyaasiyiin Gobolka ka soo jeeda oo aan Jeclayn in Wax laga qabto Gobolka” LAASCAANOOD (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan...
Toban Askari oo ku dhintay Shil-diyaaradeed ka dhacay Saldhig-Milari oo NATO leedahay
Madrid (SLpost)- Ugu yaraan toban qof ayaa u dhintay, tiro kalena way ku dhaawacantay diyaarad nooca dagaalka ah oo ku burburtay saldhig Milatari oo...
“Doorashadu Inay Wakhtigeedii Ku Dhici-waydaa, Madaxweynaha Iyo Xukuumadda Kuma Xidhna” – SAMAALE
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa sheegay in doorashada oo wakhtigeeda ku qabsoomi waydaa aanay ahayn mid ku xidhan...
Maxay Xukuumadda Somaliland ka tidhi go’aamada Ka soo Baxay Shirka Beelaha Samaroon?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay soo-dhawaynayso isla markaana ay ku hambalyeynayso go’aamada ka soo baxay shir beelaha Samaroon todobaadkii u dambaysay uga...
Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa oo Raalli-gelin ka bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Suldaan Xiiray
Hargeysa (SLpost)- Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa, ayaa baaq ay maanta soo saareen raalligelin kaga bixiyey hadal Suldaan Yuusuf Muxumed...
Wax Badan ka Ogow Taariikhda iyo Dabeecadaha u gaarka ah Boqorka Cusub ee Saudi Arabia, Salman bin Abdulaziz Al Saud
Boqor Salman waxa ay reer Galbeedku ku eedeeyaan inuu maal-gelin jiray Mujaahidiintii dalka Afghanistan kula dagaalamay Midowgii Soofiyeeti. Boqor Cusub waxa lagu tuhmayaa inuu Qabo...
‘Sanam-dumin uma socotide, waxaad u socotaa Soor-doon (Qiso kaa yaabin doonta)
Wuxuu yidhi Iimaamu Xasan Albasri, Alle ha u naxariistee: ‘Waxaa jiray Geed ay dadku caabudaan Illaahay sokodii oo caan noqday, dabeed nin wadaad ahaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

