Monthly Archives: January, 2015

spot_imgspot_img

Tirada iyo dalalka laga leeyahay Baasaaboorro Been-abuur ah oo lagu qabtay Madaarka Hargeysa iyo Dareennada ka dhashay

Hargeysa (SLpost)- Madaarka caalamiga ah ee Cigaal ee magaalada Hargeysa, ayaa intii u dhaxay bishii August ee sannadkii 2013-dii iyo bilowgii sannadkan, waxa lagu...

Madaxweyne Siilaanyo oo markii u horeysay Booqday Fadhiisimada Jiidda hore ee Ciidanka Qaranka (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey ku gudo-jiray socdaal ay...

Baarlamaanka Midowga Yurub oo la hor-dhigay Qadiyadda Aqoonsi-raadinta Somaliland iyo Kulan ka dhacay Brussels

Hargeysa (SLpost)- Kulan shalay baarlamaanka Yurub yeeshay, ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyinkii Somaliland ka soo gaadhay midnimadii Soomaaliya, dhibaatada ka soo gaadhay dib-u-hanashadii madax-bannaanideeda...

Bannaan-bax laga soo horjeedo Sawir-gacmeedyo lagu Aflagaadeeyey Nebi Muxamed (NNKHA) oo Maanta ka dhacay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Bannaan-bax ballaadhan oo lagaga soo horjeedo Aflagaaddo Wargeys Xaruntiisu tahay magaalada Paris ee dalka Faransiiska u geystay Nebi Muxamed (NNKHA), ayaa maanta...

Jamaal Cali Xuseen oo mowqif adag iska taagay Dib-u-dhac ku yimaadda Doorashooyinka, madaxweynaha talooyin u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa kaga dhawaajiyey mowqifka ay xisbi ahaan ka qaadan doonaan...

Guddoomiye Cirro oo Macne-la’aan ku tilmaamay Socdaalka Madaxweynuhu ku marayo Gobollada dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ahna guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa micna la’aan ku tilmaamay Socdaalka loogu magac-daray BUUR...

Daawo Sawirrada Safarka BUUR iyo BANNAAN ee weftiga Madaxweynaha oo maalintii Saddexaad galay iyo Soo-dhawayntii degmooyinka Sallaxley iyo Sabawanaag

SABAWANAAG (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo labadii maalmood ee u dambeeyey socdaal BUUR IYO BANNAAN loogu magacdaray ku marayey gobollada Galbeedka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img