HomeCabdilaahi Abokor oo shaaciyey Farriimo Hanjabaado ah oo uu Khaatiyaan ka joogo...

Cabdilaahi Abokor oo shaaciyey Farriimo Hanjabaado ah oo uu Khaatiyaan ka joogo iyo Ujeeddada ka dambaysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka ku-xigeenkii hore ee Waaxda Amniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa sheegay inuu khaati ka taagan yahay farriimo Hanjabaado ah oo dad aanu garanaynin maalin kasta ugu soo diraan telefonkiisa gacanta.

Cabdilaahi Abokor oo 11-kii Jan Cafis madaxweyne lagaga sii daayey Xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa oo uu muddo todoba bilood ah ugu xidhnaa Xukun Saddex sannood oo maxkamadda gobolka Hargeysa ku ridday, kaddib dacwad la xidhiidha falal-ammaanka ka dhan ah iyo aflagaaddo uu wasiirro xukuumadda ay ka wada-tirsanaayeen kula kacay oo lagu eedeeyey, ayaa maalintii xabsiga laga sii daayey sheegay inuu dhowaan daah-furi doono buug uu ka qoray dhacdooyinkii uu kala kulmay Xabsiga Dhexe ee Hargeysa iyo dhacdooyinkii sababay xadhiggiisa oo ay ka mid yihiin wasiirro xukuumadda ka tirsan oo uu la xidhiidhiyey kooxaha Xag-jirka ah oo uu shaaciyey maalmo kaddib markii uu madaxweynuhu xilka ka qaaday bishii May ee sannadkii hore.

cabdilaahi AbokorCabdilaahi Abokor waxa uu sheegay in dadka Farriimaha Hanjabaadaha ah u soo dirayay ay ka daba-socdaan buugga uu soo bandhigi doono, waxaanu ku gooddiyey inaanay arrintani ka horjoogsan doonin soo-bandhigista buuggiisa oo uu ballan-0qaaday inuu dhawaan bulshada u soo bandhigi doono.

Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo maanta ka qayb-galay munaasibad ay qabsadeen ururka dhalinyarada ee JIIDALI, waxa uu ku baaqay in wax ka beddel lagu sameeyo dastuurka dalka isla markaana dib lo saxo lana xaddido awoodaha ay leeyihiin shakhsiyaadka ku xeeran madaxweynaha si loo karantiimeeyo ku-takri falka awoodaha uu jideeyey dastuurka dalku.

HALKAN KA DAAWO CABDILAAHI ABOKOR OO KA HADLAYA ARRIMO DHOWR AH

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories