Dawladda Norway oo Somaliland kala shaqaynaysa Ka faa’idaysiga Kheyraadka Dabiiciga ah, Wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Horumarinta Adeegyada Bulshada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ee dawladda Norway...
Siyaasi Reer Sudan ah oo sheegay in dalkiisa iyo dawladdiisu u soo jeesteen Taageerada Qaddiyadda Madax-bannaanida Somaliland
Waa maxay Nuxurka farriinta uu Xukuumadda Somaliland ka gudbin doono Siyaasiga reer Sudan? Hargeysa (SLpost)- Siyaasi reer Sudan ah, ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa...
Xukuumadda iyo Madax-dhaqameedka Gabiley oo Xal ka gaadhay Shaqaaqo ka dhacday magaaladaas (DAAWO)
Gabiley (SLpost)- Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo gelinkii dambe ee Isniinta u tegay magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley deminta Xiisado siyaasadeed iyo...
Boqor Buur-madow oo ka hadlay dilkii Saraakiisha Ciidanka Qaranka iyo Mudaharaadkii Gabiley, Jamaal Cali Xuseen-na si qaawan u weeraray
Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka tirsan Madaxda Dhaqanka Somaliland, gaar ahaan Bariga Burco, ayaa markii ugu horreysay waxa uu ka...
Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi oo ka hadlay Labadii Sarkaal ee lagu Dilay Qorulugud, Shacabkana talooyin u jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye iyo UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay laba sarkaal oo ka tirsan...
Xukuumadda oo Todobaad ka dib Ka hadashay Dilkii labada Sarkaal loo geystay, Shacabkana ugu baaqday in Qabyaalladda iyo Siyaasadda laga ilaaliyo Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay Shirqool dhawaan Askari ka tirsan Ciidanka Qaranku toogasho ku dilay...
Xisbiyada Mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland oo Is-afgarad ka yeeshay Khilaaf sharci oo u dhexeeyey iyo Nuxurka Qodobbo lagu heshiiyey
"Qodobka laga heshiiyey waa qodobka 25aad ee xeerka Golaha loo gudbiyey. Wuxuu u qornaa, Muwaadinka qaadanaya Kaadhka codbixintu waa inuu sitaa Kaadhka Dhalashada....
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

