“Waa kaa Dr Axmed Ismaaciil Samatar ka soo guryo-noqday Xamar markii Daaroodka iyo Hawiyuhu shoog u dhiibi waayeen. Axmed Cabdi Xaabsade isna waa kaa...
“Dimuqraadiyadda iyo baaskeelkuba way dhacaan, haddii aanay hore usii socon” "Maanta waxay ahayd inuu joogoo oo xilka hayo Madaxweynihii saddexaad ee lagu doortay habka xisbiyada...
Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 26aad – Doorashada maxaynu ka rabnaa?
Nin la yidhi na daaddihi, Haddii la iska dabo-galo, Oon doohba cidi odhan, Damac waayi maayee, Haddaan Dahabo bixiyaba, In aan lagu durdurinayn, Maxaa ii dammaanad ah? Demmen wayska huruddaa, Xeerka loo...
Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Shakhsiyaddii Dr Cabdiqaadir Xaaji Muuse (Muruq-liqe) oo maanta lagu Aasay Magaalada Burco
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ka hadlay shakhsiyadda iyo doorkii uu ka soo qaatay dhismihii dalka Alle ha u naxariistee...
Xabbad Sigaar ah – W/Q: Saddam Carab
‘Xabbad Sigaar ah’ kolka la arko ba, xabbad sigaar ah baa la arki jiray. Aagga oo dhan ‘Xabbad Sigaar ah’ waa laga yaqaanay. Barigii...
Dawladda Denmark oo madaxweyne Siilaanyo kala hadashay Suurto-galinta Doorashooyin Xilligooda ku qabsooma, Kordhinta Taageeradeeda Dhaqaale iyo Qodobbo kale
Nuxurka Kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark u fadhiya Nairobi Ambassador Geert Aagaard Andersen Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa...
Ergayga Norway ee Somaliya oo Madaxtooyada dhexdeeda kaga tiraabay Hadal liddi ku ah Qadiyadda Somaliland
Maxaa ka dhexeeya Qodobbada lagaga hadlay Kulankii shalay iyo Kulan Raysalwasaaraha Somaliya la yeeshay Dhiggiisa Norway? Hargeysa (SLpost)- Ergayga Soomaaliya u qaabbilsan dawladda Norway, Jens...
Muuse Biixi oo luqad Adag ugu jawaabay Madaxweynaha Soomaaliya oo uu ku eedeeyey faro-gelin siyaasadeed oo uu ka Gudaha wado Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Somaliya uga digay faro-gelin siyaasadeed iyo khal-khal gelin uu ku wax-yeelanayso amniga Somaliland oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

