Monthly Archives: September, 2014

spot_imgspot_img

Telefishanka Universal oo mar kale dib uga hawl-galaya Somaliland iyo maamulka Guud oo Raalli-gelin ka bixiyey Barnaamijyo Xukuumaddu Aflagaaddo Qaran ku tilmaantay (DAAWO)

Hargeysa (SLpost)- Maamulka telefishanka UNIVERSAL oo xaruntiisa guud tahay magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa xukuumadda iyo Shacabka Somaliland ka raalli-geliyey barnaamij laga baahiyo...

Xasan Sh Maxamuud oo hirgelinta Midnimada Soomaaliya u qabtay muddo laba sanno ah

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay in dalkiisu khatar ugu jiro amni-darro iyo deggenaansho la’aan wakhtigan soo food-saartay, waxaanu ku...

Halkuu ku dambeeyey heshiiskii Raysal-wasaare-nimo ee Cadami iyo KULMIYE dhex-maray 2008-dii?

Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in loo baahan yahay ku dhiirrashada wax ka beddel lagu sameeyo Sharciga dalka si...

Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo ka hadlay heshiis Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo nuxurka waxyaabaha uu ku saabsanaa

Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, ayaa sheegay inay madaxweyne Siilaanyo ka heshiiyeen xurguftii siyaasadeed ee ku dhexmartay Xisbiga Kulmiye kulan uu madaxweynuhu ku...

Jamaal Cali Xuseen oo Kali-talisnimo ku tilmaamay go’aanka xukuumaddu ku bilowday Diiwaangelinta Madaniga ah oo aan sharciyaddeeda la xalaalayn

Waxa uu si adag u cambaareeyey xadhig ciidamada ammaanka ee gobolka Gabiley kula kaceen xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee magaaladaas, kaas oo uu...

Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay Qorshe lagu higelinayo Halbeeg jaan-goynaya Dhismaha Waddooyinka dalka

“Diyaarinta Qabyo-Qoraalka Halbeega Waddooyinku Dalku Waa Talaabo Horumar ah oo Horay loo Qaaday” Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa...

Xisbiga Waddani oo sharci-darro ku tilmaamay Qaabka Xukuumaddu u gudo-gashay bilowga Diiwaangelinta Madaniga ah

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sharci-darro nidaamka dalka baalmarsan ku tilmaamay diiwaangelinta Madaniga ah oo xukuumaddu bilowday maanta maadamaa goolayaasha Sharci-dejinta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img