Madaxtooyada oo Casho-sharaf ku maamuusay 790 Arday oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda Hargeysa (DAAWO SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa caawa munaasibad ku kulmiyey ku dhowaad siddeed boqol oo arday oo maanta ka qalin-jabiyey...
Xildhibaan iftiimiyey sababaha horseedka u ah Qiime-bararka Maceeshadda iyo Waxa lagaga bixi karo
"Waa in shaqo loo abuuraa Ardayda Jaamacadaha ka baxaysa iyo kuwan badda isku-daadinaya iyo kuwan immika la leeyahay waa loo taag-waayey (rabshadaha dhalinyarada), haddii...
Salma Aadan Cabdi Ciise oo noqotay inanta keliya nasiibka u yeelatay 10-ka Arday ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsigayada sare ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Salma Aadan Cabdi Ciise ayaa ka mid noqotay tobanka arday ee ugu sareeya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Somaliland oo maanta...
Somaliland
Isbeddel ballaadhan oo sannadkan ka soo baxay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dusgiyada Dhexe/Sare oo maanta la shaaciyey
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay Natiijada imtixaanaadka Shahaadiga ah Fasalada 8-aad ee Dugsiyada...
Baaq: Jaaliyadda Beesha Maxamed Sh. Isaxaaq (Cimraan) ee dalka Norway
Anagoo ah Jaaliyadda Beesha Maxamed Sheekh-Isixaaq ee Cimraan, waxaan taageersanahay baaqii uu ka soo baxay London ee uu soo saaray Afhayeenka beesha ee Yurub...
“Midnimadii Somalia waa tii fashilantay, diyaarna uma-nihin durbaanka Somali-weyn, dadkaygu waxay diyaar u yihiin inay dhiigooda ku difaacaan”
Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga fal-celiyey Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya oo Gole-weynaha Adduunka ee Qaramada Midoobay ka sheegay inuu muddo laba...
Madaxweynaha oo Ka Qayb-galay Xaflad loo qaybta Boqolaal Ardayda oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda Hargeysa iyo Xisbiyada Mucaaradka oo ka qayb-galay (SAWIRRO)
“Waxa hubaal ah in dhalinyaradu u baahan yihiin shaqooyin iyo nolol fiican, balse waxa lagu gaadhi karaa dedaalka iyo barashada cilmiga oo aan laga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

