Monthly Archives: August, 2014

spot_imgspot_img

“Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo marka muddada loo kordhiyo Rayaale wuxuu odhan jiray ‘Miyaanay xad lahayn muddo kordhintu ma la wadayaa uun…’ – DHARAARO XUSUUSTOOD...

George Santayana waxa uu ahaa faylasuuf u dhasay dalka Isbeyn (Spain). Waxa uu cilmiga falsafadda ka dhigi jiray Jaamacadda Maraykanka ah ee caanka ah...

Muxuu Danjire Nicholas Kay ka yidhi in Madaxweyne Siilaanyo ka ogolaaday inay Somaliland tahay gobolka ka tirsan Soomaaliya?

Hargeysa (SLpost)- Ergayga Gaar ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo dhowrkii maalmood ee u dambeeyey socdaal ku...

Ujeeddada Kulamo Dhexmaray Guddi Wasiirro ah iyo Madaxda Laamaha Dawladda ee Gobolka Saaxil

Berbera (SLpost)- Guddiga Siyaasadda Miisaaniyadda Qaranka oo ka kooban Wasiirro xukuumadda ka tirsan oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa...

Siyaasi Dar-jiidhay Oo Diinta Meel Kaga Dhacay – Qalinkii C/raxmaan Colaad Cumar

Siyaasi darjiidhay oo diinta meelkaga dhacay, maalmihii lasoo dhaafay waxa aad loga hadlayey  Magalada Hargeisa Qoraal taxxane ah  oo uu qoray Maxamed C/da’uud oo ahaa Badhasaabkii...

HARGEYSA: Mac-hadka Faafinta Islaamka oo kulan Diimeed baraarujin iyo Wacyi-gelin ah u Qabtay Dhalinyarada Xaafada Daami

Hargeysa (SLpost)- Mac-hadka Faafinta Islaamka oo hawlo muhiim ah u qabta bulshada Somaliland isla markaana dhalinyarada kala dagaalama dhaqamada Diinta Islaamka liddiga ku ah,...

Nuxurka Farriin uu Guddoomiyaha UCID u diray Madaxweyne Siilaanyo iyo natiijada Kulan dhexmaray Danjire Nicholas Kay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa shaaca ka qaaday Ergayga Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya ee...

Wasiirka Daakhiliga oo soo saaray wareegto xambaarsan Afar Qodob oo taabanaya Xuquuqda Madax-dhaqameedka dalka

Hargeysa (SLpost)- Xukuummadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay soo saartay qodobbo dhowraya xuquuqda madax-dhaqameedka dalka, kuwaas oo lagu tilmaamay inay ilaalinayaan Xaqa ay madax-dhaqameedku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img