Monthly Archives: August, 2014

spot_imgspot_img

Muyuusigga Iyo Heesuhu Ma Xaaraan Baa? – Qaybtii Seddexaad

Sheekh Maxamed Al-Qasaali isaga oo halkaas ku dhaafay xigashadii uu ka soo qaatay Ibnu Xasm, waxa uu yidhi: “Ilaahay marna ma dhaleecayn qofka mar-mar u...

Ujeeddada Socdaal Lix Wasiir oo xukuumadda Siilaanyo ka tirsan ku tageen Gobolka Gabiley

Gabiley (SLpost)- Waxa maanta gobolka Gabiley socdaal ku galaa-bixiyey Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdicasiis...

Madasha Wada-Tashiga? MISE waa Madasha Kala-Tashiga!! (Qayb. II-aad)

Waqtigan xaadirka ah, waxa si cad u muuqda in qaybo badan oo ka mid ah bulshada JSL uu Qabiilka iyo Maan-dooriyaha Qabyaaladdu ay u noqdeen Halbeegga iyo Min-qiyaaska jiheeya qaabka fikirka bulshada.Arrimahan waxa horseed ka ah xagga dambana ka riixaya kuwii la is lahaa dalkan abaal iyo taariikhba wey ku leeyihiin, kuwii la is lahaa juhdi iyo naf-hurid bay u soo galeen oocidina iyaga dalka iyo dadkaba ugama lexejeclo badna.

Halyeeyo Horumarka ku Hawlan iyo Shakhsiyaad Haybnimo u Heegan! – W/Q: Cabdirasaaq Askar

Hiigsashada horumarka ummadeed iyo Qaran waxaa la gaadhi karaa oo kali ah marka laga xoroobo ku dhaqanka iyo Kool-koolinta Qabyaalada iyo Qabiil jeclaysiga. Haddaba,...

Nuxurka Waxyaabaha lagaga hadlay Kulan Dhexmaray Ergayga Qaramada Midoobay iyo Shir-guddoonka Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Waxa saaka uu kulan ku dhexmaray Xarunta Golaha Wakiilada Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee Goluhu iyo wafti uu...

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Danjire Nicholas Kay iyo Qodobbo Xaasaasi ah oo ay ka wada-hadleen

Hargeysa (SLpost)- Ergayga Gaar ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Nicholas Kay oo shalay socdaalkiisii labaad ku yimi Somaliland tan iyo...

Danjire Nicholas Kay oo la kulmay Shir-guddoonka Golaha Guurtida iyo Nuxurka Waxyaabaha ay ka wada-hadleen

Hargeysa (SLpost)- Ergayga Gaar ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Nicholas Kay oo shalay socdaalkiisii labaad ku yimi Somaliland tan iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img