HomeMuxuu Danjire Nicholas Kay ka yidhi in Madaxweyne Siilaanyo ka ogolaaday inay...

Muxuu Danjire Nicholas Kay ka yidhi in Madaxweyne Siilaanyo ka ogolaaday inay Somaliland tahay gobolka ka tirsan Soomaaliya?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Ergayga Gaar ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo dhowrkii maalmood ee u dambeeyey socdaal ku joogay Somaliland, ayaa iftiimiyey danaha xafiiskiisu UNSOM ka leeyahay Somaliland iyo wada-shaqaynteeda maadama aanay is-waafaqsanayn aragtiyaha kala duwan ee Qaramada Midoobay iyo Jamhuuriyadda Somaliland ka kala aamisan yihiin jiritaanka iyo madax-bannaanida Qaranimada Somaliland.

Silanyo_Nicholas KayTelefishanka Madaxa-bannaan ee HCTV oo magaalada Hargeysa Waraysi gaar ah kula yeeshay Danjire Nicholas Kay, ayaa weydiiyey su’aal nuxurkeedu yahay Maadaama oo Xukuumadda Somaliland u ogolaatay inuu Xafiiskiisa UNSOM ka furo Hargeysa, isla markaana Qaramada Midoobay u aqoonsan tahay Somaliland qayb ka mid ah Soomaaliya, in markaa Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisa Arrimaha dibaddu ka ogolaadeen qaabka ay UN-ku ula macaamilaan tahay inay Somaliland qayb ka tahay dalweynihii laysku odhan jiray Soomaaliya.

Danjire Nicholas Kay waxa kale oo uu ka hadlay rejada Qaramada Midoobay ka qabto inay ka soo baxdo taageerada ay muddada labaatanka sanno ah ku garab-taagnaayeen dawladnimo dhammaystiran oo ka hirgashada Soomaaliya oo wakhtigan ka sii liita heerkii uu qaran ahaan taagnaan jiray muddadii ka horeysay intii aan xilka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya loo magacaabin Nicholas Kay bishii June ee sannadkii hore, wakhtigaas oo uu socdaalkiisii ugu horeeyey uu yimi caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo uu doonayey inuu ka furto Xafiis UNSOM ku yeelato, balse ay isku af-garan waayeen Madaxweyne Siilaanyo mawqifka uu ka aamisan yahay Somaliland oo ka soo horjeeday Qaranimada iyo madax-bannaanida Somaliland.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories