Xildhibaannada Golaha Wakiillada oo Dood Xasaasi ah ka yeeshay Xeerka Baananka Ganacsiga ee Madaxa-bannaan
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Dood adag ka yeeshay Xeerka Baananka aasaasidda Bangiyada Madaxa-bannaan ee Ganacsiga, kaasoo dhawaan qabyo-qoraalkiisa Baanka dhexe ee...
Wasiir Xagla-toosiye oo Mashaariic Adeegyada Caafimaadka ah u dhagax-dhigay Degmooyinka Caynaba iyo Xuddun
Caynaba/Xuddun (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), ayaa mashaariic horumarineed oo adeegyada bulshada ee caafimaadku ka mid yihiin u dhagax-dhigay...
“Waxeynu manta ognahey in Masuuliyiintii Ummadani Caan ku noqdeen Qaadashada & Bixinta Laaluushka, intaa kuma joogsane waxey…”
ILAAHEY baa mahad leh, EEBAHA inoogu deeqay nimcooyinkiisa kala duwan, ee aaney cidina koobi Karin isaga mooyaane, ALLAHA Xaqa ah eek ala garanaaya baahiyaheena...
Wasiiradii C/Rashiid Cali Sharmaarke iyo Saamigii Somaliland – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Ka hore intii aan lagu dhawaaqin dawlada iyo Raysal wasaaraha, ayaa laga codsaday labadii Raysal wasaare ee Somaliland iyo Soomaaliya oo kala ahaa: Maxamed...
Miisaanka Madbacada Qaranka (State Printing Agency) iyo Moogananta Maamulka ka Jira (Qaybtii 2) – W/Q: Gadhle
Waa markale iyo taxaneheenii oo aynu ku soo bandhigi doono dhibaatada xaga sharciga ee haystata mabacada qaranka oo sabab u ah in la kala...
Halkan Ka Dhegayso Wararka iyo Barnaamijyada RADIO HIRAD ee Todobaadkan
Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...
Cilmi-baadhis laga sameeyey Dimuqraadiyadda Somaliland oo daboolka ka qaadday Kalsoonida lagu qabi karo Farsamada loo adeegsanayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka
South Bend (SLpost)- Jaamacadda Notre Dame oo ku taala gobolka Indiana ee dalka Maraykanka, ayaa warbixin ay ka diyaarisay daraasad ay ku samaysay nidaamka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

