HomeNuxurka Farriin uu Guddoomiyaha UCID u diray Madaxweyne Siilaanyo iyo natiijada Kulan...

Nuxurka Farriin uu Guddoomiyaha UCID u diray Madaxweyne Siilaanyo iyo natiijada Kulan dhexmaray Danjire Nicholas Kay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

faysalowHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa shaaca ka qaaday Ergayga Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya ee Nicholas Kay oo maalin ka hor ay kulan la yeesheen inuu ku shaqaynayo Siyaasad ku salaysan himilada iyo Fikirka Madaxweynihii Soomaaliya Afgembiga ku qabsaday ee Maxamed Siyaad Barre oo Shirkii Garoowe laba dib loogu soo nooleeyey, isla markaana ay Danjire Kay u sheegeen UCID ahaan inaanay Somaliland iyo Soomaalida kale ee aan Daaroodka ahayni aqbali doonin hirgelinta Siyaasaddaas oo uu xaq-darro, caddaalad-darro iyo Dhul-boob ku tilmaamay.

Faysal Cali Waraabe waxa uu sidaa ku sheegey Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xarunta dhexe ee Xisbiga UCID ku leeyahay magaalada Hargeysa, kaasoo uu kaga war-bixiyey waxyaabaha ay kala hadleen Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaalida Nicholas Kay oo Isniintii toddobaadkan booqasho ku yimi Somaliland, isla markaana kulammo kala duwan la yeeshay Madaxweynaha, Wasiirrada Xukuumadda qaarkood, Shir-guddoonnada Golayaasha Baarlamaanka, Masuuliyiinta Xisbiyada Siyaasadda iyo Masuuliyiinta Golayaasha Qaranka kaga jira Beelaha Harti.

HALKAN KA DAAWO

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories