Wasaaradda Aw-Qaafta iyo Golaha Wakiillada oo ku Gacan-saydhay Sharci Khilaaf Diimeed iyo Mid Dhaqan Ka Abuuri kara Dalka oo Hay’ado Shisheeye Dabada ka riixayaan...
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Xuquuqda Aadamaha Qaranka Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in Xeer dhigaya in guud ahaanba la joojiyo Gudniinka Gabdhaha lagu sameeyo Sunni...
Xukuumadda Somaliland oo Markii u horeysay ka Hadashay Xasuuqa lagu Hayo Shacabka Falastiin iyo taageero ay u fidinayso
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa si adag u cambaareysay duqeynta Arxan-darrada ah ee Ciidamada Yuhuuddu ku hayaan Shacabka reer Falastiin, waxaanay ku baaqday inay...
Askari Yuhuudi ah oo Si Faahfaasan uga sheekeeyey Khasaare ba’an iyo Jab Ciidamadooda ka soo gaadhay Dagaal Dhexmaray dagaalyahannada Xammaas
Tel Aviv (SLpost)- Askari Yuhuudi ah oo ka badbaaday iska horimaad culus oo maalintii Axaddii ka dhacay xaafadda Shujaaciyah ee Marinka Gaza, ayaa ka...
Shirkadaha Diyaaradaha Maraykanka iyo Yurub oo Hakiyey Duulimaadyadii ay ku tegi jireen Caasimadda Israel ee Tel Aviv
Tel Aviv (SLpost)- Diyaaradaha Maraykanka iyo Qaaradda Yurub, ayaa hakiyey duulimaadyada ay ku tagaan garoonka Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv ee caasimadda dalka...
Habeenkii Xasuuqa Jasiira Maskaxdeyda Kama Baxo, Waxaan Ka Mid Ahaa Dadkii Habeenkaa Sigtay Ee Jiifay Xaafadda Buula-Xuubay
Anigoo oo ah AXMED CABDI SICIID, kana mid ahaan jiray Shaqalihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha JDS. Habeenkaa Galinkeedii dambe ayaan waxaan ka soo galay safar shaqo...
Cali Guray oo soo bandhigay Dhaliilo dul-hoganaya Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo talooyin Xal u noqon kara Muranka Dhulka iyo sharciyaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf, ayaa ka hadlay muranka dhinaca soohdinta dhulka ee u dhexeeya Golayaasha Deegaannada...
Tirada Dad Ciidamada Boolisku ku Qab-qabteen Hawl-galo laga fuliyey Caasimadda iyo Diginiin Taliye Fadal u jeediyey Gaadiidleyda
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa faah-faahin ka bixiyay hawl-gallo ay ciidamada Ammaanku maalmihii u dambeeeyey ka fulinayeen...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

