HomeDAAWO Xafladdii Meherka Inanta uu dhalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo Noqotay Munaasibaddii...

DAAWO Xafladdii Meherka Inanta uu dhalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo Noqotay Munaasibaddii ugu Miisaanka Cusleyd ee Gabadh loogu Geed-fadhiisto

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLpost)- Waxa habeen magaalada Jabuuti ka qabsoontay Munaasibad Meher tii ugu ballaadhneyd ee ka dhacday Mandaqadda Geeska Afrika, taas oo laysugu Hibaynayey Wasiirka Waxbarashada iyo Tabobarrada Xirfadaha Jamhuuriyadda Jabuuti Dr Jaamac Cilmi Cukuye iyo Haybado Ismaaciil Cumar Geelle.

DAAWO Xafladdii Meherka Inanta uu dhalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo Noqotay Munaasibaddii ugu Miisaanka Cusleyd ee Gabadh loogu Geed-fadhiistoMunaasibadda waxa ka qayb-galay oo lagu marti-qaaday Siyaasiyiin, Madax-dhaqameed iyo Xubno sharaf ka kala socotay dhammaan deegaannada Soomaalidu degto, kuwaas oo dhammantood uu ku marti-qaaday Madaxweynaha Jambuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Dhinaca Somaliland waxa marti-qaad rasmi ah oo ay ka heleen Md Ismaaciil Cumar Geelle kaga qayb-galay Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin, ganacsato iyo Wax-garad ay ka mid yihiin Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, Oday Cabdi Waraabe iyo Shakhsiyaad, Siyaasiyiin iyo Ganacsato si weyn looga yaqaano Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories