Monthly Archives: July, 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Dallada SONYO oo Munaasibadda Ciidal-Fidriga ku bogaadiyey Dhalinyarada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Daladda Kulmisa Ururrada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO, Mubaarik Ismaaciil Taani, ayaa munaasibadda Ciidal-Fidriga awgeed waxa uu salaan iyo Hambalyo u diray...

“Xukuumadda Maanta Jirtaa waxay go’aansatay Hargeysa inay wada iibiso siday u dhammaystiran tahay. Ma Aqbalayno, Hargeysa dhulkeeda lama iibin karo”

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka, gaar ahaan magaalada Hargeysa oo si weyn looga...

Munaasibadda Ciidal-Fidriga oo si ballaadhan looga Oogay dhammaan gobollada iyo Degmooyinka Somaliland (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Munaasibadda Ciidal-fidriga oo guud ahaan laga maamuusay dunida Muslimka maanta, ayaa si ballaadhan looga dabbaaldegay gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. Caasimadda Hargeysa iyo...

Dawladda Israel oo Guul-darradii Koobka Adduunka ku Aflagaadaysay Brazil oo Cawda u jartay Xidhiidhkii Dibloosiyadeed ee ka dhexeeyay

"Jawaabta Israel waxa ay si dhammaystiran u waafaqsan tahay Shuruucda Caalami ah. Tani maaha Kubaddii Cagta. Kubadda Cagta, marka ay ciyaartu ku dhammaato barbarro,...

Cashuurta Waddo-marista iyo Gaadiidleyda – W/Q: Cabdifataax M Axmed

Waxa ay aheyd Maalin Dhaweyd oo ku Jirtey Todobaad hore,Waxa aan Arin Shaqo ugu Socdey Jaamacada Hargeisa,Jidkaasi Meel aan Ka fogeyn Warshada Pepsiga ayaa...

Baaq ku wajahan Wasaarada Xanaanada Xoolaha.

Laf-dhabarka dhaqaalaha Somaliland waa xoolaha nool, taasi awgeed waxay mudanyiin in shacab iyo xukuumadba si fiican looga hawlgalo xanaanayntooda, suuq-gayntooda, ilaalinta dhulka ay ku...

Hoggaanka Sare ee Xisbiga UCID oo hambalyo iyo Duco is-barkan u diray Shacbiga Somaliland iyo Umadda Muslimiinta ah

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo ay ugu horreeyaan Guddoomiyaha iyo Murashaxa Xisbiga, ayaa shacabka Somaliland iyo umadda Islaamka ah ugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img