Xisbiga UCID oo soo Bandhigay Fadeexado la xidhiidha Heshiisyo Qarsoodi ah oo Xukuumaddu la gashay Shirkado Ajaanib ah
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa ku cambaareeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo heshiisyo ay sheegeen inay si qarsoodi ah ula saxeexdaan shirkado laga...
Kooxda Xiddigaha Geeska oo Raalli-gelin ka Bixiyey Xog-waraysi iyo Bandhig-faneed ay siiyeen Telefishannada SNTV iyo Universal TV
Hargeysa (SLpost)- Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo xaruntoodu tahay magaalada Hargeysa, ayaa Shacabka iyo Xukumadda Raalli-gelin ka siiyey Xog-waraysi bandhig-faneed ku lammaan yahay oo...
Koox Qawlasato ah oo Caawa Weerar ku Galalafay Xarunta Wargeyska Madaxa-bannaan ee Ogaal ku leeyahay Hargeysa iyo Ujeeddada lala xidhiidhiyey Duullaankooda
Hargeysa (SLpost)- Koox hubeysan ayaa caawa weerar ku qaadday Xarunta Wargeyska Ogaal ee Magaalada Hargeysa.isla markaana khasaare gaadhsiiyay qaar ka mida qalabka Wargeyska, waxaanay...
Malleeshiyo ka soo goostay Kooxda Khaatumo oo lagu soo dhaweeyey Fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee gobolka Sool iyo Taliyaha oo ka hadlay (DAAWO)
Laascaanood (SLpost)- Malleeshiyaad ka soo goostay Kooxda nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo, kana soo jeeda gobolka Sool, ayaa lagu soo dhaweeyey fadhiisimada Ciidanka...
Daawo Bandhig-faneed Fannaaniinta Xidigaha Geeska ee Ciidda oo Dhammeystiran
Akhristeyaal, waxaanu halkan idiinku soo gubinaynaa isla markaana aanu jecelnahay ina nala wadaagtaan bandhig-faneed iyo Xog-warran telefishanka Soomaaliya la yeeshay fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo...
“Beesha caalamka waxaannu leenahay yaan layska indho tirin dulmiga socda ee ummadda reer Falastiin lagu hayo” – Md Cabdiraxmaan Saylici
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa mar kale cambaareysay xasuuqa ciidamada Yuhuuddu ku hayso shacabka reer Falastiin ee ku dhaqan Marinka Gaza ee dhulka Falastiin. Madaxweyne-ku-xigeenka...
Sheekh Aadan-Siiro oo Daboolka ka qaaday Fadeexado Dhabar-jab ku ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka, gaar ahaan magaalada Hargeysa, ayaa madaxweyne Siilaanyo u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

