Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

The time has come when silence is betrayal! – By: Eng. Hussein Adan Igeh| (Hussein Deyr)

A Government keen and committed to succeed must expect to be criticized. The leader who tries to succeed must expect to be criticized. The leader...

Prof Cali Khaliif iyo Hoggaamiyeyaasha Kooxda Khaatumo oo Firxad kaga baxay magaalada Saax-dheer, si Habqan ahna ku galay Buuhoodle

Buuhoole (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo, ayaa firxad ku soo galay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolkaas, ka dib markii ay ka soo...

Madaxweynaha oo Tacsi u diray Qoyska iyo Qaraabada Marxuumad ku geeriyootay Hargeysa oo Jinaasaddii loo sameeyey uu ka Qayb-galay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka qayb-galay Aas maanta Xabaalaha Naasahablood ee duleedka Koofur/Bari ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey...

Somaliland Oo Mawqif Adag Iska Taagtay Maamulka Hawada oo Soomaaliya Dooneyso In Qaramada Midoobay Kala Wareegto

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa meel adag iska taagtay dedaallo dawladda Soomaaliya ku doonayso in qaramada Midoobay ku wareejiso Maamulka Hawada, waxayna Somaliland sheegtay...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Kulmiye oo Shacbiga ku hambalyeeyey Gurashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shucuubta Muslimiinta gaar ahaan shacbiga Somaliland ku...

Wax Ka Baro Bisha Ramadaan (1) – W/Q: C/Raxmaan C/Laahi (Wirdaani)

Wax ka baro bisha Ramadaan waxay noqon doontaa qormooyin taxana ah oon kaga warami doono bishan ramadaan ee inoo bilaanbantey anoon ka aqoon badneyn...

Ujeeddada Shir lagu martiqaaday oo Guddoomiyaha UCID kaga Qayb-galayo Dalka Mexico

Mexico (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka Somaliland Ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal ugu Ambo-baxay caasimadda Wadanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img