Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Qoyska Muwaadin Lagu Xidhay Hargeysa oo ka Cabsi Qaba in Wiilkooda loo Gacan-geliyo Waddan Shisheeye

Hargeysa (SLpost)-Dawladda Somaliland ayaa toddobaadkii hore xabsiga u taxaabtay muwaadin magaciisu yahay Cumar Xasan Cumar, waxaanay qoyska muwaadinkani aad uga walaacsanyihiin in loo gacan...

Xukuumadda Somaliland Maxay ka tidhi Qorshaha Sucuudigu kaga Fiirsanayo GEELA Soomaalida ee loo dhoofiyo dalkiisa?

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay, dhawaaq dawladda Boqortooyada Sucuudigu shaacisay inay waddo, isla markaana ay socoto doodda ay ka leeyihiin go’aan ay...

Maxaad Ka Ogtahay Xaaladda Xabsiyada Somaliland, Yaa furan doona la-haysteyaasha!‏

Saldhigga Dhexe ee Hargeysa waxa ku xidhnaa qaar ka mid ah odayaashii la safnaa Mujaahid Muuse Biixi Cabdi xilligii uu muranka siyaasadeed ka aloosnaa...

Madaxweynaha Djibouti oo ka Qayb-galay Munaasibad Ballaadhan oo loo sameey Xuska 37-guurada Maalinta Xornimada Dalkaas (VIDEO + SAWIRRO)

Djibouti (SLpost)- Magaalada Jabuuti ee Xarunta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa maanta lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusay munaasibadda 37-guurada ka soo wareegtay markii...

Guddoomiye Muuse Biixi oo Madaxweynaha Jabuuti ku bogaadiyey Horumarka uu Dalkiisa iyo Dadkiisa Gaadhsiiyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ku bogaadiyey horumarka uu gaadhsiiyey dalkiisa iyo...

DAAWO Muuqaallada Xafladdii Xalay iyo Wacdarihii Madaxtooyada ee Munaasibadda 26 June

Waxa xalay Qasriga Madaxtooyada lagu qabtay Xuska Sanad Guuradii 54aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland xornimada ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska. Munaasibadda waxa ka soo...

26 JUNE: MAALINTII LUNTAY – Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale

Taariikh da’ weynoo,  Degmadeenu leedahay, Aan idiin dul-xaadshee,  Lixdankii dadkaygoow, Markaad Dawladnimadii,  Diiqada u bixiseen, Degdegsiinyo mooyee,  Doqonniimo ma ahayn, Manaydaan denbaabine,  Shanta kala...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img