Maxay Xukuumadda iyo Mucaaradku ka yidhaahdeen Ujeeddada Safarka oday-dhaqameedka Muqdisho ku joogaan Hargeysa?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa tafaasiil ka bixiyey ujeeddada socdaal ay magaalada Hargeysa ku yimaaddeen madax-dhaqameed iyo ganacsato dalka Soomaaliya ka yimi, kuwaas oo...
“Kalsoonida uu Shacabka ka kasbaday iyo Xaqa Dastuurku siiyey ayaa ku qasbaysa inuu (Siilaanyo) Mar kale hoggaamiyo dalka” – Cukuse
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu xisbiga...
Madaxweynaha Somaliya oo Shuruud ku xidhay Is-casilaad xildhibaanno ka tirsan Baarlaanku u jeediyeen
Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa jawaab ka bixiyey soo jeedinta illaa 133 Xildhibaan oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka oo eedaymo...
Ujeeddada Safar Tuhunno badan ka dhasheen oo Hargeysa ay ku yimaaddeen Madax-dhaqameed iyo Odayaal ka dhuumasho kaga yimi magaalada Muqdisho
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa, ayaa waxa maanta galinkii dambe soo gaadhay Odayaal dhaqameed tiro badan oo ka socda Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Odayaashan oo...
Dalkaagoo Horumaray, Dantaaduna Toosaysaa!
Qudbad sannadeedkii Distooriga ahayd ee 4-aad ee uu Madaxweyne Axmed Silaanyo ka horjeediyey saddexda Gole Qaran, wuxuu si mug iyo miisaanba leh ugaga warramay...
Wefti Jarmal ah oo Hargeysa soo gaadhay, Nuxurka Kulan Madaxda Somaliland dhex-maray iyo hawlaha ay u socdaan (DHEGAYSO + DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiir ku xigeenka Jarmalka u fadhiya Nairobi, kulankaasi waxa ka war...
Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Fadhi Wada-jir ah oo Goleyaasha Baarlamaanku maanta yeesheen (COD + SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Khudbad-sannadeedkiisii Dastuuriga ah (2014) oo uu maanta ka hor-jeediyey fadhi wada-jir ah oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

