HomeMasaari lagu tuhmay basaasnimo oo lagu qabtey gobalka gambeela ee Ethiopia

Masaari lagu tuhmay basaasnimo oo lagu qabtey gobalka gambeela ee Ethiopia

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Ethiopia (SLPOST) Gobolka ee dalka Ethiopia Ismaamulka Gambeela ayaa sheegay in 3 qof oo Masaari ah oo lagu tuhmay

regional_map_fdre-300x231

 

basaasnimo lagu qabtay goobo kamid ah gobolkooda. Nimakan oo la sheegay in ay ka soo gudbeen xadka kala qaybiya Ethiopia iyo koonfurta Suudan ayaa dalka si sharci darro ah ku soo galay.

Warbixintan ayaa lau xusay in nimankan mid kamid ah lagu qabtay Abobo isaga oo dalka ku soo galay fiiso dalxiis oo aan run ahayn, halka labada kale lagu qabtay xaruun laga raaco basaska iyaga oo ku sii jeeday gobolka Benishangul oo ah meesha laga dhisayo biyo-xidheenka weyn ee Ethiopia.

Seddexdan nin ayaa lagu tuhmay in ay ku mashquulsanaayeen falal basaasnimo ah oo ku saabsan biyo-xidheenka ay Ethiopa iyo masar isku maandhaafeen.

Xukuumada dhaxe ee Ethiopia iyo dawlada masar ayaan wali wax war ah ka bixin qabashada nimakan oo lagu faafiyey jarirada Upper Nile Times.

Falaagada ka soo horjeeda xukuumada K Sudan ayaa todobaadkii hore sheegtay in ay qabteen 12 Masaari ah oo ka barbar dagaalamaya ciidamada dawlada.

Xukuumadaha Masar iyo K sudaan ayaa heshii dhanka iskaashiga ciidamada ah kala saxeeday bilo ka hor.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories