HomeMadaxweyne, Yaad Ku Wareejisay Liisankii Af-Xumada Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Ku Siiyay?‏

Madaxweyne, Yaad Ku Wareejisay Liisankii Af-Xumada Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Ku Siiyay?‏

Date:

Related stories

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

siciid maxamuudEreyadii Dhaxal-galka ee Hoggaamiye, Madaxweyne, Daahir Rayaale Kaahin… Nin dood, dulqaad, dirir iyo deeq leh ayuu ahaa.. Xukuumaddiisa waxa ku jiray wasiirro xul ah oo aan beelnimo ku iman. Waxa la-yaab ah in aanu Madaxwene Axmed weli wareejin liisankii af-xumada ee uu siiyay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin..

Kelmadihii dhaxal-galka ahaa ee laga reebay Guddoomiyaha Xisbiga UDUB waxa ka mid ahaa:

1. Siilaanyo waxan siiyay liisanka Af-xumada.

2. Maalin keliya Madaxweyne imaad odhan, anigu laga bilaabo maanta oo aan xilka kugu wareejiyay waxa aan ku leeyahay Madaxweyne.

3. Ma rabo in aan talada iyo tusaalaha toos u mariyo saxaafadda. Qaranka ayaan xeerinayaa, sidii KULMIYE uma caytami doono.

4. Soomaaliya caqli uma baahna, ciidan ayay u baahan tahay.

5. Samaale waxa aan leeyahay waxa la yidhi “wadaad ayaad ahaan jirtay”. Sheekhow dib ugu noqo kutubtii!

6. Waxa aan kugu wareejinayaa dal iyo dad midaysan.

7. Somaliland cid u talisa ayay u baahan tahay, uma baahna abtirin iyo qabyaalad.

9. Ma noqonayo nin gacantiisa ku dumiya wixii uu dhisay.

10. DULMIYE ayaa ka dambeeya abaabulka dhallinyaradii lagu wacyi-geliyay in ay mudaharaadaan. Waan ka xumahay geeridooda.

11. Waxa aan salaan u dirayaa Mujaahidiinta SNM ee la xusayo halgankii ay ku xoreeyeen Somalialnd..

13. Laascaanood waa dhul Somaliland ah, ma doonayo in la yidhaahdo waxa ku dagaallay ilaalo ila socota. Dulqaata, oo inaga saara, xeelad iyo abaabul kale ayaynu ku qabsan doonnaa.

14. Doorasho ayaan ku imi, codka dadkana waan ku degayaa.

15 Aniga reer ima dooran. Bulshada Somaliland ee Lawyacaddo illaa Laascaanood deggan ayaa i boqortay

16. Haddii aan olole xooggan galo oo aan dib u helo doorashada 2010ka qorshaysan waxa aan ka baqayaa in ay ku qanci waayaan mucaaridku sidaas darteed ha helaan kuwa harraadani. Masuuliyaddu waa xil culus, waxa aan ka nasayayaa eed iyo af-legaaddo!

17. Ma oggoli in Somallland ka qayb-gasho shirarka Soomaaliya khuseeya. Cidda aadaysa shirka Landhan ayaa guul iyo guul-darraba ka masuul. Somaliland waa qaran xor ah!

 

La soco haddii Alle idmo

Siciid Maxamuud Gahayr

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories