HomeXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka Wer-wersan Isku-dhac Milatari oo dhexmara...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka Wer-wersan Isku-dhac Milatari oo dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

New York (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki-moon, ayaa werwer ka muujiyey halista iska-horimaad dhinaca Xuduudaha ah oo dhexmara Somaliland iyo Somaliya, gaar ahaan maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya.

UN-Secretary-General-Ban-Ki-moonXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay waxa uu sheegay inuu dareen cabsi ka qabo iska hor imaad milatari oo ka dhasha degenaanshiyo la’aanta xaaladda siyaasadeed ee ka dhex aloosan Somaliland iyo maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland, waxaanu labada dhinaca u jeediyey inay ka baaqsadaan tallaabo kasta oo xasilooni-darro abuuri karta.

“Waxa dareen weyn ka qabaa halista iska-horimaad ee u dhexeysa Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland. Waxaan u soo jeedinayaa labada dhinac inay iska ilaaliyaan sidaan xiisadu u sii balaadhan,” ayuu yidhi xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay mar uu la hadlayey warbaahinta, waxaana la filayaa inuu arrimahan si qoto-dheer ugu soo qaato warbixin ku saabsan xaaladda Geeska Afrika oo uu dhowaan ka jeedin doono Gole-weynaha Qaramada Midoobay.

Hadalka Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobaya, ayaa ku soo beegmaya xilli horaantii bishan wasiirka Khaarajiga Somaliland Maxamed Biixi Yoonis uu sheegay inay wada-xaajood isaga iyo Wasiirka Arrimaha Guduhu Cali Maxamed Waran-cadde magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula yeesheen madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, in kasta oo maamul-goboleedkaasi dafiray wax kulan ah oo dhexmaray Somaliland.

 

XIGASHO: HIMILO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories