DAAWO Xulka Sawirrada Dabbaal-deggii Maanta ee Ciidanka Qaranka, Tiknikada iyo Qaybaha bulshada kala Duwan ku maamuuseen 23-guurada maalinta Qaranimada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Waxa Saaka dhammaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland iyo dhammaan Jaaliyadaha ku dhaqan Caalamku u dabbaal-degeen xuska munaasibadda 23-guurada maalinta madax-bannaanida Somaliland oo...
Xuska Munaasibadda 18-ka May oo Markii u horreysay ay Ka Soo Qayb-galeen Hal-doorka Madax-dhaqameedka Soomaaliya (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Waxa saaka Taariikhda Markii ugu horraysay Munaasibadda Xuska 18-Ka May ka soo qayb-galay Goob-joogna ka ahaa Oday-dhaqameed ka soo jeeda dalkaasi Somalia...
Madaxweynaha oo Farriin u diray Soomaaliya: “Awrkii lamada iyo dhibaada lahaa ee aannu lixdankii idiin keennay isagoo cadaysimo ah ayaannu la noqonay ee...
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta khudbad dhinacyo badan ka jeediyey munaasibad loogu dabbaal-degay 23-guurada maalinta Qaranimada Somaliland, ayaa sheegay...
“Waxaan soo dhoweynayaa dhaliilaha dhabta ah ee maamulkayga loo soo jeediyo, waxaana iga go’an in aan gufeeyo godoloolo kasta oo ay qarankan gabadano ka...
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo dhaliilaha mucaaradka iyo muwaadiniinta hoggaamintiisa dhaliilsani u jeediyaan Xukuumaddiisa, isla...
Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Xildhibaan ka mid ahaa Golaha Deegaanka Hargeysa oo Caawa Geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa tacsi u diray ehelka, Qaraabada iyo Golaha Deegaanka ee uu ka baxay Marxuum xildhibaan...
DAAWO/DHEGAYSO hees Cusub, Dhulkaaga Hodan lagu Noqda iyo Xiddigaha Geeska
'Hormood meel aad u tahay Halyey meel aad ka tahay Ku tahay, Hodan aad ku tahay Qof Haybad leh aad ku tahay Dalkaagaa laga...
Atletico Madrid oo 18 sanno ka dib ku Guulaysatay Horyaalka La Liga-ha
Barcelona (SLpost)- Kooxda Atletico Madrid, ayaa ku guulaysatay Horyaalka Dalka Spain (La Liga) oo ay ka qatanaayeen ilaa xilli-ciyaareedkii 1995-1996, wakhtigaas oo tabobaraha ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

