HomeMadaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Xildhibaan ka mid ahaa Golaha Deegaanka...

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Xildhibaan ka mid ahaa Golaha Deegaanka Hargeysa oo Caawa Geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa tacsi u diray ehelka, Qaraabada iyo Golaha Deegaanka ee uu ka baxay Marxuum xildhibaan Deeq Ducaale Cismaan oo caawa ku geeriyooday Cusbitaalka Edna Aadan ee Magaalada Hargeysa.

xildhibaanMarxuumka ayaa muddooyinkii u dambeeyeyba xaalad caafimaad u yaallay cusbitaalka Edna Adan Maternity Hospital.

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan Saadiqa ka siiyo.

Alle ha u naxariiste Marxuum Deeq Ducaale waxa uu ka mid ahaa Afar Xildhibaan oo Urur-Siyaasadeedkii Doorashada Deegaanka ku hadhay ee XAQSOOR uga soo baxay magaalo-madaxda Somaliland ee Hargeysa.

Marxuumka ayaa maalinta berri oo ah oo ku beegan Xuska 18 May lagu aasi doonaa Magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan Qoyska Marxuumka.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories