Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

DAAWO Sawirrada Munaasibada Dabbaal-degga 18-ka May ee magaalada London

London (SLpost)- Magaalada London ee Xarunta dalka Ingiriiska, waxa wakhtigan si toos ah uga socda munaasibad loogu dabbaal-degayo sannad-guurada 23aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland. HALKAN...

DAAWO – Magaalada Boorama oo Kaalinta Labaad ka gashay weynaynta Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland

Boorama, Lowyacaddo (SLpost)- Halkan ka Qaaddo sidii maalinta 18-ka May looga dabbaal-degay magaalooyinka Boorama ee xarunta gobolka Awdal iyo magaalada Lawyacaddo oo ku taala...

DAAWO – Qaabkii looga xusay maalinta 18-ka May magaalooyinka Laascaanood iyo Caynaba

Laascaanood, Caynaba (SLpost)- Magaalo-madaxda gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa saaka shacabka ku nooli si ballaadhan ugu dabbaal-degeen munaasibadda 18-ka May oo ku beegan 23-guurada...

Shacabka Magaalooyinka Ceel-Afweyn iyo Sheekh oo si aan hore loo arag u weyneeyey Maalinta Qaranimada Somaliland (DAAWO)

Ceel-Afweyn/Sheekh (SLpost)- Shacbiga ku dhaqan Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil iyo degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa maanta si ballaadhan ugu dabbaal-degay sannad-guurada 23aad...

Daawo Qaabkii magaalada Burco looga Xusay sannad-guurada 23-aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland?

Burco (SLpost)- Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan loogu dabbaal-degay xuska sannad-guuradii 23-aad ee gooni-isu-taagga Somaliland oo ku astaysan maalinta...

Sidee gobolka Gabiley looga Xusay sannad-guurada 23-aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland?

Gabiley (SLpost)- Magaalada Gabiley ee Xarunta gobolka Gabiley, ayaa maanta si ballaadhan loogu dabbaal-degay xuska sannad-guuradii 23-aad ee gooni-isu-taagga Somaliland oo ku astaysan maalinta...

Madaxweyne Siilaanyo oo beesha Caalamka Baaq u Jeediyey, go’aankii Golaha Deegaanka Sheffield-na ku tilmaamay bar-bilowga Aqoonsiga Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa go’aanka geesinimo leh oo bar-bilow u ah Aqoonsi Somaliland hesho ku tilmaamay tallaabadii golaha deegaanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img