HomeTartankii Dhalinyadda Cuslaatay Ee Shirkadda Telesom Maal-galisay oo Soo Gabagoobay

Tartankii Dhalinyadda Cuslaatay Ee Shirkadda Telesom Maal-galisay oo Soo Gabagoobay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLPOST)Tartankii dhalinyaradda cuslaatay oo laba bilood iyo badh ka socday magaalada Hargeysa ayaa galabta lagu soo gabogabeeyey garoonka Dhalinta Kacaan. Tartankan oo ay isku soo hadheen labada kooxood ee Goljano iyo Jigjiga Yar, waxay guushii ku raacday kooxdii Jigjiga Yar.

Telesom

Tartankan oo bilaabay 24 January 2014 soona gabagoobay maanta oo ah 11 April 2014 waxaa ku tartameeyeen dhalinyaradii cuslaatay oo iskugu jiray ciyaartoygii ciyaari jiray Sideetamaadkii, sagaashamaadkii, iyo sanadadii u dambeeyey waxaa ka soo qayb-galay 10 kooxa oo kala ahaa:  1) Telesom, 2) Haboon Construction, 3) Masalaha, 4) Goljano, 5) Xawaadle, 6) New Hargeysa, 7) Beerta Xoriyadda, 8) Stars, 9) Jigjiga Yar, 10) Boorama.

Tartanka oo ahaa mid aad u xiiso badan dadweyne kala duwanan oo iskugu jiray dhalinyaro iyo waayeelna ay ka soo qaybgaleen daawashadii waxaa uu maalin kasta oo Khamiis iyo Jimcaha  uu ka dhici jiray garoonka kubadda Cagta ee Dhalinta Kacaanka ee magaalada Hargeysa.

Ciyartan kamadambasyta maanta ay iskaga hor yimaadeen labada kooxood ee Jigjiga Yar iyo Goljano  waxaa labada kooxoodba ay soo bandhigeen ciyaar farsamadeedu sarayso, waxaanay labada kooxoodba isku qaadaayeen weerar iyo weerar-celin joogta ah. Labadda kooxood ayaa midna wax goolal ah la iman labadii qaybood ee ciyaarta, sidoo kalena aan wax kaadh cas iyo mid huruudana aan loo taagin ciyaaryahanadii ciyaaraayey.

Aakhirkii waxa labada kooxood loo dhigay rikoodhayaal waxaana ciyaartii ku dhamaantay 3 iyo 2 ay guushii ku raacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca xaafadda Jigjiga Yar ee magaalada Hargeysa.

Shirkadda Telesom oo ahayd shirkaddii maal-galisay tartankan dhaliyaradda Kubadda Cagta Cuslaatay ayaa gudoonsiiyey koobab iyo biladdo kooxihii ciyaaraayey, shakhsiyaadkii soo abaabulay iyo ciyaaryahankii ugu goolasha quruxda badnaa. Maxamed Cabdi Darbo oo ah madaxa Xidhiidhka Suuq-gaynta iyo Xidhiidhka Dadweynaha ee shirkadda Telesom ayaa abaal-marinaddii uu gudoonsiiyey ciyaartoyga waxaa ka mid ahaa: Guddidii Soo Abaabusay oo ay ka mid ahaayeen,  Cabdikarin Maxamed Xirsi, Cabdirisaaq Cabdilaahi Cali (Shabeel), Cabdi Muuse, Cabdiqaadir Muxumed Aadan, Ciyaaryahankii ugu goolasha Quruxda Badnaa Idiris Cabdi Aadan, Wariyaha Ciyaaraha Geeska Afrika Samatar Maxamed Cabdilaahi iyo Shirkadda Telesom oo u u gudoomay Maxamed Cabdi Giire.

 

Somalilandpost.net

Somaliland/Hargeysa/Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories